Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Pirates Hijack ship in Bosaaso

Recommended Posts

Dekeda Bosaaso oo Dooni Laga Afduubay

 

3rd January 2012

 

Bosaaso:- Dekeda Magaalada Bosaaso ee Woqooyi Bari Somaliya ayaa xalay laga qafaashay Dooni Xoola u siday dalka cumaan waxana doontaasi Lahaa oo ay Magaciisa ku Diiwaan Gashnayd Ganacsade Caan ka ah Gobolada Puntland oo lagu Magcaabo Liibaan Dheere.

 

In kastoo aanan wali Khadka telefoonka ku helin Ganacsade Liibaan Dheere hadana ilo wareed baa sheegaya inay Doonta Afduubteen Budhcada Gudaha Dekeda Bosaaos ku Sugnayd taasi oo ah mid dad badan ka Yaabisay Madaama Amaanka Dekeda Bosaaso aad loo adkeeyo.

 

Doontaasi ayaa siday Adhi Tiradiisa lagu Qiyaasay ilaa sadex Kun oo Neef Laman Yaqaan meel ay ula Boqleen Budhcada Afduubtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this