Sign in to follow this  
Siciid1986

Shirkadda SomCable Oo Soo Bandhigtay Muuqaalo Muujinaya Halka Uu Marayo Mashruuca Isgaadhsiinta

Recommended Posts

Hargeysa(ANN)Shirkada Isgaadhsiinta SomCable oo qayb ka ah Companiga weyn ee iMCG oo uu Leeyahay ganacsadaha caanka ah ee Maxamed Aw Siciid ayaa kusoo bandhigtay Carwada ganacsiga Somaliland ee laga furay Hargeysa todobaadkan hawsheeda dhinaca Isgaadhsiinta Kaybalka

 

 

 

badda ee ay doonayso inay keento Somaliland.

Iyadoo SomCable carwadaa kusoo bandhigtay halaka ay marayaan hawsha xadhiga mashruuca Kaybalka Badda ee ay doonay in Somaliland laga hirgeliyo mudooyinka soo socda, kaas oo hada shaqadiisu ka socoto dhinaca Xeebta galbeedka Somaliland, isla markaana la doonayo sidii loo soo gaadhsiin lahaa magaalada Berbera.

Eng. Yuusuf Xuseen Cabdale oo ah wakiilka Shiraka SomCable ee Somaliland ayaa u sheegay weriye ka socda shebekada Araweelonews inay mashruucaa soo jiidista Kaybalka xadhiga Isgaadhsiinta hada kasoo bilaabeen dhinaca dalka Djibouti oo laga soo wado xadhiga Submarine Cable, kaas oo lasoo raacinayo xeebta badda Somaliland, isla markaana la gaadhsiinayo magaalada dekeda ah ee Berbera.

 

Qorshahan mashruuca SomCable ayaa la filayaa inuu wax weyn ka taro horumarka dhinaca Isgaadhsiinta ee Internetka iyo adeegyada kale eel agama maarmaanka xiligan u noqday nolosha, waxaana la xidhiidhin doonaa Magaalada xeebta ah ee Lawyacado iyo ilaa Laascaanood oo qoyaastii noqonay 1200 KMt, iyadoo markaa ka dib la raacinayo xuduudka dalka Ethiopia iyo dhinaca Koonfur barri ee Puntland.

 

 

asmcble4.jpg

 

asmcbl6.jpg

 

asmcbl7.jpg

 

asmcbl3.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this