Sign in to follow this  
Dr_Osman

Shaykh Sharif Given A Tour Around Garowe Institutions. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Madaxda Somalia & PL oo kormeerey xarumo( Sawiro & Warbixin)

 

20 Dec 20, 2011 - 12:52:31 AM

 

GAROWEONLINE

 

Madaxweynaha Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo uu weheliyo madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxaman Maxamed Maxamuud Faroole ayaa saaka kormeer ku tagey goobo ku yaal magalaada Garowe oo ay ka mid ahaayeen jaamacada Puntland State University PSU oo shirku ka furmayo iyo qaar ka mid ah xerooyinka ciidamada Puntland.

 

Waxaa ku weheliyey booqashada labada madaxweyne Gen.Cabdisamad Cali Shire madaxweyne kuxigeenka Puntland,qaar ka mid ah wasiirada DF Somalia iyo sarakiisha ciidamada Puntland.

 

Ugu horeyn waxay kormeer ku tageen Jaamacada PSU Garowe hoolkeda oo lafilayo inuu ka furmo maalinta beri ah shirka wadatashiga Somalida,waxayna soo indha indheeyeen guud ahaan qaybaha kala duwan ee Jaamacada.

 

Halka laga dhisayo garoonka kubada cagta Garowe ayaa ahayd goobta labaad ee ay saaka kormeerka ku tageen madaxda DF Somalia iyo Puntland,waxana halkaasi ay salaam sharaf kaga qaateen cutub ka mid ah ciidamada booliska badda Puntland.

 

Sidoo kale waxay tageen saaka xerada ciidamada daraawiishta Puntland ee 54-aad oo heegan ugu ahayaeen halkaasi ciidamada difaaca Somalia,waxana madaxdu ay kasoo jeediyeen halkaasi hadalo kooban oo isugu dhiirigelin iyo bogaadin ay kula dardaarmayeen ciidamada in ay istaagaan dalka inay ka difaacaan cadowga soo weerary oo Alshbaab ugu horeyso.

 

Gen,Siciid Maxamed Xirsi taliyaha ciidamada daraawiishta Puntland ayaa madaxda warbixin kooban ku siiyey halkaasi waxana sido kale ay soo mareen qaar ka mid ah xafiisyada ciidamada Puntland.

 

Ugu danbeyn waxa ay soo khatimeen socdaalkii saaka xarunta barlamanka Puntland oo ka socdaan hawlo dhisitaan,iyadoona gudoomiyaha barlamanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi uaga waramay madaxweynaha Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed hallka ay marayaan hawsha dhistaanka hoolka cusub oo lafilayo inay ku shiraan mudanyaasha barlamanka Puntland goor dhow.

 

Wafidga ka socda DF Somalia ayaa ah kii ugu horeyey oo soo gaara Puntland si ay uga qaybgalaan shirka wadatshiga Somalida ,waxana maanta Garowe ka socota qabanqaabada soo dhaweynta martida ka qaybgalaysa shirka oo uu ka mid yahay gudoomiyaha barlamanka Somalida Shariif Xasan Shiikh Aadan.

 

Halkan ka dhageyso warbixin ku saabsan Kormeerka labada madaxweyne

http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Madaxda_Somalia_PL_oo_kormeerey_xarumo_Garowe_maanta.shtml

 

IMG_5632.JPG

IMG_5273_1.JPG

IMG_5181_1.JPG

IMG_5188_1.JPG

IMG_5215_1.JPG

IMG_5313_1.JPG

IMG_5298_1.JPG

IMG_5388_1.JPG

IMG_5441_1.JPG

IMG_5464.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Dr_Osman;766249 wrote:

IMG_5401_1.JPG

What do you think Sheick Shariif said?

 

I think Sheick Shariif something like: "I enjoyed my tour through Garowe, its my second time already. I always love to visit Puntland, me and my folks feel very welcome here, its feel also very safe for us. My good and dear friend Faroole always wants me to come and visit, which I always do.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Places visited include;

 

1. PDRC conference hall where the conference will take place

2. New Presidential Palace Construction Site

3. New Parliament Building Construction Site

4. Base 54 and Marine Base

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

In diplomatic "etiquette" who is the most senior here? Faroole or Sharif? Or are they on an equal footing until the federal stuff is agreed and ratified?

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE,

The most senior would have to be Mr. Mahiga who is sponsoring this conference; however, between Sharif & Farole on paper it Sharif. It doesn't look like it though. In any case it is a sight for sore eyes. This conference being held inside Somalia is a breakthrough. Sooner or later something that will stick will come out and benefit Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Salaan sare, saaxib. Long time no hear. Hope all is well with you.

 

Farole pulled a masterstroke there but will he follow it through or let his infamous mood spoil it all by squabbling over some pointless detail? Interesting stuff nonetheless.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan Sare Saxiib. Farole will not deliver, neither will Sharif. Nevertheless, what needs to be celebrated is the shift from wandering in the desert like the lost tribes of Isreal. They have finally come home. This is a turning point for Somalia's rebirth. There will be hurdles, Ethiopian/Kenyan invasion, AMISOM/Uganda interference etc, but those can all be overcome when you are prepared to take your destiny in to your hands and sit down with your fellow citizens to hammer out a solution no matter how long it takes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Ace of Spadez;766286 wrote:
Salaan Sare Saxiib. Farole will not deliver, neither will Sharif. Nevertheless, what needs to be celebrated is the shift from wandering in the desert like the lost tribes of Isreal. They have finally come home. This is a turning point for Somalia's rebirth. There will be hurdles, Ethiopian/Kenyan invasion, AMISOM/Uganda interference etc, but those can all be overcome when you are prepared to take your destiny in to your hands and sit down with your fellow citizens to hammer out a solution no matter how long it takes.

Indeed, its a step forward after dozens of Somali 'Peace' Conferences in foreign lands.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The secessionist are smelling something here. Ah the usual snide hateful comments for what they fear most is Somalia unity which will leave them isolated and rather weak. So far so good.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this