Sign in to follow this  
Somalia

“Shirka wada tashiga wuxuu furmayaa 20.12.2011″ (Sawiro)

Recommended Posts

Somalia   

Second round of Somali National Consultation Meeting to launch on 20.12.2012 in Garowe, Puntland, Somalia.

 

This meeting will focus on the downsizing of the Somali Parliament, the ending of Transitional Government and the formation of a Federal Government.

 

http://puntlandi.com/?p=23821

 

faroolw.jpg

farole1.jpg

farool5.jpg

faroole3.jpg

GAROWEONLINE_BOOQASHO.jpg

faroole4.jpg

 

Garowe(Puntlandi.com) Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiraxmaan SH.MM.Faroole ayaa maanta shaaca ka qaaday in Shirkawadatashiga Soomaaliya uu Garowe ka furmi doono maalinta Salaasada 20 Decembar 2011.(Sawirada hoos ka daawo, Codkiina hoos ka dhagayso)

 

Hadalkaan ayaa Madaxweynuha ayaa yimid ka dib markii uu shir saacado socday layeeshay Wufuud ka kala socotay Qaramada Midoobey, Midawga Afrika, urur goboleedka IGAD iyo Safaaradda Soomalida ee Nairobi, waxaana hoggaaminayey wufuuddaasi ku xigeenka wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaliya Christian Manhal.

 

Madaxweyne Faroole oo shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Jaamacada PSU ayaa sheegay in Shirka auu dhacao xiligaas ayna hada qabanqaabadiisu marayso dhamaystir, wuxuuna Madaxweynuhu hoosta ka xariqay inay shirka imanayaan oo kasoo qaybgalayan TFG, Suna Waljameeca iyo Galmudug iyo.

 

Christian Manhal oo ah kuxigeenka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo hogaaminayay waftiga ayaa dhaleycen dusha uga tuuray kooxdii Xildhibaanka ahayd ee isku daayay inay xilka kaqaadaan Gudoomiyaha iyo buuqii ay ka abuureen Barlamaanka.

Wafuuda waxaa kaloo ka mid ahaa Midowga Afrika iyo DowladaKumeelgaarka ah ,waxayna dhamaantood hoosta ka xariiqeen inaysan jirin cid ishortagi karta Shirka Garowe iyo Barnaamijka Road map-ka

 

Dhagayso khudbadii Madaxweyne Faroole

 

http://puntlandi.com/?p=23821

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

yeah i listened to it on garoweonline. Quite a shame the mogadishu guys are playing two face politics again. Farole went to hamar he kept his side of the bargain why isn't the mogadishu folks? reminds me of the two face lie in 1991 how they said it was siyad barre issue then switched and said its tribal issue. These guys never learn really amazes me and wallahi meel ma gaarayan untill they accept garowe as a legitimate stakeholder or else yay dan ugu jirta puntland can take away its confidence in the government and the u.n will come to garowe and try to beg puntland back in and if pland continues to say no then the u.n will remove the whole government in mogadishu and these same guys will have no job to go too!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this