Sign in to follow this  
Somalia

Somali Cabinet Ministers visit Garowe (Pictures)

Recommended Posts

Somalia   

Garowe(Puntlandi.com);- Madax katirsan xukumada Somaliya ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay casimada Dawlada Puntland ee Garowe.Wasiirudawlaha Gaadiidka Badda, Cirka iyo Dhulka Mudane, Saciid Jaamac Qoorsheel iyo Wasiirkuxigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, dib u dhiska iyo Guriyaynta Mudane, Xareed Xassan Cali ayay ahaayeen madaxda ka socotay xukumada somaliya ee socdaalka ku yimid Puntland.

 

Wasiirka Waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Saciid (Juxa) iyo Wasiirudawlaha Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane, Cabdiqaadir Cabdi Xaashi ayaa duleedka magalada ku soo dhaweeyay madaxdan ka socotay xukumada somaliya waxaana ay isugu hanbalyeeyeen imaatinkooda iyo soo dhawayntooda wanaagsan.

 

Marxabo iyo isgacanqaad kadib ayaa loo soo galbiyay gudaha magalada waxaana ujeedka socdaalkooda xubna kamida wasiirada ku sheegeen in Puntland ay u sidaan agab ay ugu deeqday xukumada somaliya.

 

Sida ay warfidiyeenada u sheegeen qaarkamida wasiirada boqashada ku yimid Puntland waxaa ay deeq u sidaan waradaha waxbarashada iyo qorshaynta Puntland mana shaacin agabka ay sidaan cadadkiisa iyo wax uu yahay.

 

Waxaa ay sheegeen in kulamo ay laqadanayaan madaxda Puntland deetana ay warbaahinta uga waramayaan ujeedka socdaalkooda.

 

Xiriirka xukumada Gaas iyo Puntland ayaa umuuqda mid maraya meeshii u saraysay waxaan si isdabajooga u socda booqashooyinka isdhaafkaa ee u dhaxeeya wasaradaha Puntland iyo Somaliya .

 

Ali Ahmed Abdi

 

q1-450x342.jpg

q2-450x342.jpg

q-450x342.jpg

qq1-450x342.jpg

qqq-450x342.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;763179 wrote:
There always does
;)

Stop the lies nothing good came out of the previous meetings we all know what happened between the anti Piracy base that was promised to faroole in 2009 and that eventually went to Djibouti.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

^^ Listen to yourself.

 

- 1/3 of Somalia's international funding.

 

- 30% of the international scholarships

 

- The legal right to sign its own mineral and oil deals

 

- The Somali Navy will be based in Bosaso, Puntland

 

Sxb, cuqdada iska daa, Puntland is way ahead of you.

 

The PM himself signed the deals and the President approved. Puntland's existence is the reason why Sheikh Shariif doesn't want Azania project.

 

How does it feel to be played around by a teenager?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this