Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Boosaaso tribal chief arrives in Hargeysa and compares faroole to Gadafi

Recommended Posts

if this is true it's very sad day for Puntland chiefs ,, this was the only chief in puntland who was able to oppose and say no to the Imam. he is also very young chief with bright ideas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Ismadii Puntland oo u Digo Rogtay Hargaysa Suldaan Af-Guduud oo Gaadhay Somaliland

 

 

Suldan C/casiis Maxamuud Af-Guduud oo ka mid ahaa Isimadii ugu Fir Fircoonaan dhulka Puntland ayaa Gaadhay Magaalada Hargaysa waxana uu Safarkiisa ku sheegay inuu yahay mid degenaansho uu ka helay Somaliland iyo xidhiidh wanaagsan oo dhexmaray Maamulka Somaliland iyo Isimada Puntland qaarkood.

 

Af-Guduud ayaa Tibaaxay in Somaliland Gaar ahaan Wasiirka Warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade oo Mudo xidhiidh wanaagsan lalahaa Isimada PL isla markaana ay Saldhig ka dhigandoonaan Somaliland inta Faroole xilka ka degayo oo wax Yari u hadhsanyihiin.

 

“Anigu xil ma Soo Raadsan Shacabka Somaliland iyo Shacabka Puntland wax Xurgufa oo dhex taala ma Jirto wixii la siyaasadaynayo waa Meeshiida aniga Madaxwayne Siilaanyo iyo Golaha wasiirada qaarkood baa Gogol Noo Fidiyay sidaasi baan Hargaysa ku soo Gaadhay waxaan Jeclaan Lahaa in Somaliland uga Mahadceliyo dadaalkeeda ay ku Gaadhay Nabad”Ayuu Yiri Af-Guduud oo Wargaysa Madaxa-banaan ee Somaliland u Waramayay.

 

Suldaanka Somaliland u soo Dega rogtay waxa la waydiiyay Waxa uu Deegaankaasi Puntland uga Yimi madaama ay Madaxwayne Faroole isku Beel Yihiin” Adeer anigu Shakhi ahaan waxaan arkay wax ka taagan Puntland Faroole waa nin Madaxa adag oo Kaligiis Talis ah waana Qadaafihii Labaad Ninka saas ah Yaa La Noolaanaya Saxaafadii buu xidhay Isimadii buu xidhay xitaa Ganacsigii baa cidhiidhi Galay sidaasi baan Somaliland ugu soo Talaabay” Ayuu Yiri Af-Guduud.

 

Suldaan C/casiis Af-Guduud waxa dhawaan xidhay Madaxwaynaha Pl ka dib markii uu Warbaahinta ka sheegay in Amaanka Bosaaso uu xumaaday xadhig dheer ka dib ayaa dib loo Fasaxay waxana ay Suldaankan Walaalo Yihiin Taliyihii Booliska Puntland ee Wakhtigii Gen Cade Muuse C/saaq Af-Guduud kaasi oo ahaa nin Si wayn Looga Yaqaan G.Bari.

 

 

 

GalGalanews.com

 

 

http://www.galgalanews.com/?p=6362

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this