Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland:UDHIS Political party and UCID party to merge as one Party+PICS

Recommended Posts

Xaflad la isku arkay oo Maanta lagu Daah Furay Urur Siyaasadeedka UDHIS Daawo Sawiro

 

Hargeysa/ToggaHerer 23 Nov 2011

 

Xaflad maanta La isku arkay kana soo Qaybgaleen Madax Sare, Xildhibaano , Salaadiin , Aqoonyahan , Haween iyo Dhalinyaro ayaa maanta Lagu Daah Furay Urur siyaasadedka UDHIS.

 

Xafladan oo lagu Qabtay Hotel Ambassador ayaa waxaa Ka soo qayb galay Haldoor Fara badan oo ka mid ah Haldoorka Somaliland.

 

“Soomalidu Waxay Tidhaahadaa Ninka aad kabaha Ka tolanayso Kabihiisa yaa la eegaa Siyaasiyiinta Kabahooda lama eego Kabaha ugu Quruxda badan ayuu kuu soo xidhanayaa waxa la eegaa Odhaahdooda Ficilkooda, Odhaahdooda Dhuux Ficilkooda Eeg“.

 

“ Waxa Addunka ugu liita African, Muslimiin iyo Carab Saddex dabana inaguna waynu nahay“Madaxweyne Kuxigeenkii Hore ee Somaliland Muj Xasan Ciise Jaamac.

 

“Maalin Walba Ninkii Talada Haya uunbaa Xabad Beed ah uu eekaanaye inta soo hadhayna Gaajo ayaa haysa“ Eng Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga UCID.

 

“Ururka UDHIS waa mid Qaranku wada Leeyahay Bari iyo Galbeed waa mid Cid walb u furan maaha Mid Kooxo Leedahay maha Mid Kursi lagu doonayo“C/raxmaan Aw Cali Faarax Madaxweyne Ku xigeenkii Hore ee Somaliland.

 

“Haddaad Ururka Sixi Waydo Dawladnimo Sixi maysid Ururkan UDHIS waxanu idiin soo Gudbinayanaa Shuruucdiisii“ Muj Ibraahim Dhagaweyne.

Dhegayso Hadaladii laga Jeediyey Madasha Daahfurka Urur Siyaasadeedka UDHIS oo dhamaystiran

 

Mobile kaaga ka Dhagayaso KhudbadiiKala Duwanaa ee lga Jeediyey Daahfurka Urur Siyasadeedka UDHIS

Warqabadk ToggaHerer

 

Hargeysa

 

Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Good move by UCID and UDHIS to merge. Only those parties with a enough support and voters will survive. The process of mergers and acquisitations has started.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this