Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Wilkii soomaaliyeed ee sawirkii Naxdiinta laha ee calamka lagu Faafiyey Ayaa Hadda Cafimaadkiisu Hag

Recommended Posts

Sadex bilood ka hor ayey aheyd Marki lagu faafiyey Calamka sawirkaan Naxdiinta Xambaarsaan kaas oo ka turjumayey Macluusha ka jirta Dalalka Geeska afrika. Arrinta masiibadda ah ayaa waxaa uu soo gurmadeey Calaamka iyo Qurbo joogta Soomaaliyeed ee Dibadda ku nool,

 

Dadaal dheer iyo gurmaadkii alle waxaay sahashay in caruur badaan oo uu geeriyoon laheyd Macluul in Ay badbaadan, Minhaj Gedi Farah ayaa lagu soo bandhigaay Bandhig Qaaran lagu aruurinayey Dalka soomaaliya Magaladda NeW York Dalka Mareykanka, Sawirkiisa ayaa waxaa isticmaalay Dhamman saxafadda Calaamka oo dhan kaas oo Astanta Qaaran Arruurinta Geeska afrika Noqdey,

 

dhanka kale Hayada Qaramadda Midoobay ayaa wali ka deyrineysaa in dhibatadda ay ka jirto Geska Afrika loona bahan yahay in Gargaarka lalabo jibaaro Si baytirii loo Badbaadiyo Caruurta wali la lidaata Macluusha ee ku sugaan melaha Fogfog ee aysan tagi kareyn Hayadaha Gaargaarka.

 

Minhaj_Gedi_Farah1.jpg

 

Minhaj_Gedi_Farah.jpg

 

 

Wilkan aya Sidaa sawirka ka Muqata waxaa uu ahaa Misaankiisa 3 bilood ka Hor 3.1 kilograms, isaagoo Hadda ah 8Kg, Qaramadda MIdobey ayaa Qaraan Gaaraaya Dalbateey 1 Bilyaan oo dolaar sii ay wax uga qabato Macluusha ka jirta Dalka soomaaliya Balse waxaay ilaa hadda ay heleen waxaa $779 milyaan oo dOllar.

 

xigasho: axadle.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Minhaaj goormee Soomaali la bixi jirtay. Waala wareeray.

Magacyada muddooyinkaan danbe loo bixinayay ilmaha ma ahan magacyadi la yaqiin, wey adag tahay inaad hesho Faarah, Samatar, Warsame, Guuleed, Xaawo, Makko, Canbaro, Timiro oo da' yar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this