Sign in to follow this  
Abtigiis

Ethiopia Army in Hiiraan: Will Sharif speak out?

Recommended Posts

Abtigiis   

The cleric is navigating in dangerous waters and he is not equipped to deal with the waves. With Ethiopian army inside Somalia, will the sharif invoke national Sovereignty and prove his detractors (myself included) wrong? Fingers crossed! Or Ethiopia is actually not a foreign country when operating in Somalia!?

 

........................

 

Ethiopian dagay duleedka Baladweyne

27 Oct 27, 2011 - 7:13:05 AM

 

 

 

Ciidamo Ethiopian ah oo wata gaadiid dagaal ayaa la sheegay inay maanta soo dageen deegaanka Ceelgaal ee gobolka Hiiraan, iyadoo aan la ogeyn ujeedka ay ciidamadan halkaas u dageen.

 

Goobjoogayaal ayaa sheegay in ciidamadan ay ka yimaadeen deegaanka Kalabayr oo ay bilahan ku sugnaayeen, balse aysan sameyn wax dhaqdhaqaaqyo ciidan ah, waxaana degmada Baladweyne oo ay ka taliso Al-shabaab laga dareemayaan xiisad.

 

Deegaanka Ceelgaal oo ciidamadan ay dageen ayaa waxay magaalada Baladweyne u jirtaa wax ka yar 10-km, iyadoo aysan mas'uuliyiinta Al-shabaab ee Gobolka Hiiraan aysan ka hadlin arintan.

 

"Baabuur fara badan oo isugu jira kuwa dagaalka iyo kuwo xamuul ah ayay wataan ciidamada soo dagay Ceelgaal" ayuu yiri mid ka mid ah dadka deegaanka oo ka gaabsaday magaciisa. "Cabsi ayaan dareenay, waayo waxaan ka baqaynaa inay dagaalo dhacaan".

 

Mas'uuliyiin u hadlay Ahlusuna ayaa dhawaan sheegay inay ugu baaqayaan dalalka dariska la ah Somalia inay soo galaan dalka si ay ula dagaalamaan Al-shabaab oo awood badan ku leh gobollada bartamaha Somalia.

 

Imaanshaha ciidamada Ethiopia ee Gobolka Hiiraan ayaa wuxuu kusoo beegmayaan xili ay Kenya ciidamo fara badan soo gelisay Gobolada Koonfurta Somalia, kuwaasoo uu Madaxweynaha Somalia ku tilmaamay kuwo si sharci-daro ah kusoo galay dalka.

 

Madaxweyne Sh. Shariif kama uusan hadlin ciidamada Ethiopia ee soo galay gudaha Somalia, waxaana horay ay ciidamadan dhowr jeer uga soo talaabeen xadka ay la wadaagaan Somalia, iyadoo aan la ogeyn sababta ay Madaxda DF uga gaabsanayaan ka hadalkooda.

 

Wasiirka Arimaha Dibada ee Ethiopia ayaa dhawaan sheegay inay ka fiirsanayaan in dagaalka Kenya ay kula jirto Al-shabaab ay qayb ka noqdaan, laakiin wuxuu xusay in la joogo xiligii Al-shabaab la Cirib-tiri lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

The Ethiopian Embassy in Mogadishu has been in touch with the government and they've together planned for a strategy.

 

The Kenyan mob entered Somalia without any consultation and carried out tasks not known to the government. The two situations are therefore not comparable.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The TFG is aware of the Ethiopians in hiiraan but is Abtigis trying to justify the kenyan invasion in Somalia with this latest development in hiiraan.

 

Maxa fardo la isku hayo la iskugu faani

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Good question on the title. The answer is Shariifka has zero issues with Kenya or Ethiopia, he is speaking out against Kenya because he doesn't want Azania. He is not nationalist, he just doesn't want to see certain folks setting up admin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^so the president is against the 0 is your charge? Must you dive down this low for the fufus?

 

AT: You're a little dishonest in your question and shows how disingeniune you have become lately on the topic of Kenya's agression war on the Somali people. Why dont you flat out say sharif is out to get my clan instead of bringing the amxaaro into the equation. Enough with the loaded questions sxb and stop playing on both sides of the fence.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this