Sign in to follow this  
Somalia

Siilaanyo oo 1 Km dhinaca Bari u dhaafi waayey Magaalada Ceerigaabo

Recommended Posts

Somalia   

http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=8033

Gacan ku dhiigle Siilaanyo ayaa awoodi waayey in uu soo booqdo Boqolaal ka mid ah Calooshood u shaqaystayaasha ka soo jeeda Beesha D-block ee W-Block oo lacagta uga qaata in ay ka mid yihiin Ciidankiisa.

 

 

Siilaanyo oo ku sugnaa maalintii shalay Magaalada Ceerigaabo oo labadeeda Xafadood loo kala degan yahay D-Block iyo I-Block ayaa waxa uu khudbado ka jeediyey dhinaca ay Beesha I-Block ka degan yihiin magaaladaas,hase ahaatee wuxuu awoodi waayey in uu ka soo talaabo khadka cagaran oo uu muujiyo geesimadii uu ku tegay duleedka magaalada Garoowe .

 

Siilaanyo iyo Jabahada SNM oo dadkooda been ku maaweelin jiray una sheegi jiray in ay soo xirayaan xadkii Ingiriiska ayaa maalintii Shalay awoodi waayey in uu 1 Km dhinaca Bari u soo dhaafo Xaafada ay Beeshiisu degto,waxaana arintan keentay markii uu ka war helay Gacan ku dhiigle Siilaanyo in gurmad xoog lihi ka socda dhamaan gobolka Sanaag iyo fariin loo soo diray oo ahayd "imaanshaaha Siilaanyo aad timaado degaan D-block ee W-Block maaha daandaansi ee Waa dagaal aad ku soo qaaday Beesha D-block ee W-Block waana mid aad gadaal uga shalaayi doonto"

 

 

Ceebtii iyo Fulaynimadii Siilaanyo waxa uu kula dhacay Wasiirkiisa Difaaca Cadami oo la sheegay in Xilka wasiirka difaaca SNMta ka qaadayo oo lagu bedelayo Xaabsade isagana loo dhiibayo xilka uu maanta hayo Xaabsade oo ah amaanta Amino Weris wasaarada warfaafinta.

 

 

Ugu danbayntii Bulshada Gobolka Sanaag waxay u hanbalyeenayaan Gudoomiyaha gobolka Sanaag ee Maamulka Puntland sidii geesinamada lahayd uu ku tegay furinta iyo mudadii yarayd uu ku ururiyey Ciidanka isaga oo heegana ku geliyey in ka difaaca degaanka Jabahada SNM oo horay dhiig badan ugu daadisay.

Did his friends call him from Garowe jail telling him not to try anything silly? :cool::cool::cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

AllSanaag is a reputable news outlet, have some common sense. They call out anyone.

 

There's no investment in areas under occupation unless you are the occupier. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this