Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Ciidamadda Xooga Dalka iyo Amisom oo gaaray duleedka Kaaraan iyo guluf ku socdo huriwaa iyo sh/dhexe

Recommended Posts

Next Suuqa xoolaha iyo xeradda maslax mardhow ayaa loo socdaa nimankii gafuurdubta hadda waxey ka baxeen suuqa xoolaha dhanka cirfiid ayeey uu carareen saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa Ciidanka Xooga dalka iyo Amisom ineey gaaraan..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa sheegay Qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay ka danbeeyeen Al-Shabaab in uu yahay kii ugu danbeeyay oo ay ku baabi’ilaaheen Al-Shabaab.

 

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay Al-Shabaab in dhacdadii 4 bishaan ka dhacday magaalada Muqdisho in ay tahay tii ay ku baabi’ilahaayeen.

 

“Dhalinyaradii ay laayeen hooyooyinkii ay caruurta ka laayeen waalidiintii ay ka dhigeen caruur la’aan dhalinyaradii ay ka dhigeen walaal la’aan, waa ay baabi’idoonaan ilaa hay idinkaas”sidaa waxaa yiri madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya.

 

“weelka shabaab wuxuu buuxsamay waxaana ka buuxsamay xumaan iyo dulmi, waa buuxsamay dulmidanbana ma qaadi karyo, waajibkana wuxuu saaranyahay shacabka iyo dowlada Soomaaliyeed’ayuu hadalkiisa ku sii daray madaxweynaha Soomaaliya.

 

Sidoo kale madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in la ciqaabi doobno dadkii ka danbeeyay qaraxii xooganaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay sheegteen Al-Shabaab.

 

Madxweynaha Soomaaliya wuxuu ku sii daray hadalkiisa in qaraxaasi lagu baabiyay shacabka Soomaaliyeed uu ahaa mid ka fog diinta islaamka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this