Sign in to follow this  
dirir

difaacayga masiix(nebi ciise)

Recommended Posts

dirir   

awakeâ€â€ †nowâ€â€ it is high time to awakeâ€

 

to “those who seek the truth sincerely,honestly,and open mindedlyâ€

 

say:â€I do admonish you on one point: that ye do stand up before allah(god)(it may be in) pairs or (it may be in) singly and reflect(with in yourselves) (holy quraan-suurada saba:46

 

masiix (nebi ciise )wuxuu yidhiâ€seek the truth and the truth will set you freeâ€

 

dhamaan akhyaarta maqaalkaygii rumaysigaaga masiix ma dhabaa mise waa dhalanteed?ka jawaabtay waa mahadsan yihiin ,

runtiina qof kasta wuxuu hadlaa inta aqoonta caqligiisu ama garaadkiisu le,egtahay

cayda iyo aflagaadaduna gaar ahaa rususha ilaahay iyo anbiyadiisa waa shay dhaqan walba ku xaaraan ah hadii qofku dhaqan uun tixgelinayo’ waana sifaadka dadka juhalada ah ee aan aqoonta lahayn ,annigu waxaan doonayey inaynu si aqooni ku dhisan tahay u wada hadalno ama isugu jawaabno, qofka aadamaha ahise shay aanu haysan lagama martiyo kumana deeqo, hadiise xaalka qofka waliba aqoonta is bidayaa noqdo=nin anbaday halkuu aaday waa ula ekoonayde =waa cajiib= sidii aan maqaalkaygii hore ku xusayna ma aaminsani inaan sidii dad masiixiyadda aqoon u leh ama masiixiyiin ahba idiin la hadlo waayo idinkuba waad ogtihiin oo masiixiyiin ma tihiin “magaca laydiin yaqaan =(dadka cusub ee la soo geliyo kiristaanka) waad ogtihiin ee bal dib u fikira midda kale dadka idin lumiyey iyo kaardinaalada waawayn wadadii toosnaydna idinka duway baaban aqoon u lahayn masiix (nebi ciise )iyi masiixiyadaba xaalkuna waa sidii aan soo sheegnay =qof waxaanu haysan ama gacanta ugu jirin kuma deeqo ‘

 

aynuna is waydiinee ma liibaanayaashii looxyada idiin daabacay ee idin baadiyeeyey maxay idiin sheegeen masiixee aaminsan tihiin?, waayo laba masiix baa jira =masiix ibnu maryam oo ah nebi ka mid ah anbiyada ilaahay iyo rasuul kana mid ah shanta ugu fadliga badan ee ulul-cazmiga loo yaqaan ilaahna u soo diray caruurtii Israel ama reer banii israa,iil ,mana aha ilaah ama wiilkii ilaahay ama wax kale waa aadame sideena oo kale ah laakiin inagaga fadilan waxyiga ilaahay sida ilaahba ku xusay meelo badan oo quraanka ah isaga oo la hadlaya nebi maxamed salalaahu calayhi wasalam= sida suurada –an-nisaa=annagaa kuu waxyoonay sidaan ugu waxyoonay nuux (nebi)iyo nabiyadii ka dambeeyey waxaana u waxyoonay nebi ibraahiim,ismaaciil,isxaaq,yacquub,(awlaad)faracii,ciise,ayuub,yuunus,haaruun,sulaymaan,waxaan siinay daa,uudna zabuur,iyo rasuulo aan kaaga qisoonay horay iyo rasuulo aanaan kaaga qisoon,wuuna la hadlay eebe nebi muuse hadal(dhab ah) an-nisaa:163-164) nebi ciise cs qaybka ma oga adduunkana ilaahay lama maaulo iskamana kibriyo inuu ilaahay caabudo sida ilaah ku yidhi quraanka =iskama kibriyo masiix (nebi ciise)inuu ahaado addoon eebe malaa,igta la dhaweeyeyna (iskama kibriso)ruuxii iska kibriya cibaadadiisa oo is wayneeya wuu u soo kulmin xagiisa dhamaan-an-nisaa:172) markuu aakhira zamaanka soo noqdana wuxuu kala jebbin doonaa macatabka(kiristada)wuxuuna dili doonaa khansiirka dhamaan dadka adduunka joogana wuxuu ku khasbi doonaa inay muslimaan oo diinta nebi maxamed qaataan waayo waa diintiisii waana isku mid sida ku cad quraanka kariimka ah nebiguna sii sheegay=

=ehlu kitaab (dadka kutubtii hore la siiyey)wuu rumayn nebi ciise geeridiisa ka hor ,maalinta qiyaamana wuxuu ku noqon korkooda markhaati an-nisaa:159) laakiin nasiib daro meel uu ku sugan yahayba waxaan filayaa la idiinma sheegin anaguse xaq baanu u leenahay inaanu ka difaacno cid kasta oo ku xadgudbaysaâ€

 

masiixa labaad oo ah midka cawaran(dajaal) ee beenaalaha ah rasulaka salalaahu calayhi wasalam iyo anbiyadii ka horaysay oo nebi ciise ku jirana ay qoomamkoodii uag asii digeen inay adeecaan

wuxuuna soo baxayaa dhamaadka adduunka fidmo wayna wuu dhigayaa wuxuuna sheeganayaa ilaahnimo waxaana dilaya nebi ciise calayhi salaam waana midka ay sugayaan dadka aan muslimiinta ahayn ee yahuud iyo kiristaanku :

 

akhyaarta la lumiyey:aniga iyo idinkuba waad ogtihiin inaydaan kiristaanka qanaaco idinka timi ku qaadan oo aydaan diintiinii u bedelin ee aad hunguri iyo caqli yari iyo jahli u gasheen aadna ku sii socotaan aadna ilawsan tihiin mustaqbalkiinii aakhiro iyo adduunba

waxaan idin xusuusinayaa sida xaalkiinu yahay idinka oo aakhiro ilaahay is hortaagay tarjumaan la,aan nebi ciisana hortiina taagan yahay oo ilaah waydiiyey =ma adigaa ku yidhi dadka aniga iyo hooyaday ilaahyo ka dhigta ?nebi ciisana ku jawaabay eeboow waad hufan tahay maya ma odhan xaqna uma lihi inaan idhaahdo,waxaan idin xusuusinayaa naar 3kun oo sano la shidayey sida nebiga laga soo xigtay oo jiidhka iyo lafaha kala saaraysa awood aad ugu samirtaan ma u leedihiin,sidoo kale waxaan idin xusuusinayaa dhimashada iyo sakaraadkeeda ,qabriga iyo xaalkiisa iyo in qofka waxa anfacayaa uu yahay camalka wanaagsan ee ilaah ka cabsiga ah ,waxaan idin xusuusinayaa inuu qof walba is waydiiyo sababta uu adduunka u joogo maxay tahay,maka tegayaa ,xagee aadayaa,

 

ugu dambayn nebigu salalaahu calayhi wasalam wuxuu yidhi =qofkii ilaahay khayr la damco diintiisuu fahansiiyaaâ€toobaduna wa afuran tahay ilaahna waa ku farxaa soo noqoshada adoomadiisa

hadii xaqiiq raadisku dhab idinka yahay waa laydin waafajin ,laakiin ogaada raganimadu waa in qofku kahladkiisa qirto ama qaato ,hadii ay jiraan dad akhyaarta ka mid ah ay dioonayaan in waxyaabo ay aqoon daro ka hayso laga jaahil saaro si diiran baan idinku soo dhawaynaynaa gacmo iyo qalbi furan waxaana idin xusuusinaynaa aayadaha ilaahay yidhi

wuxuu yidhi kii rumeeye (xaqa) qoomkaygoow I raaca waxaan idinku hanuuni jidka fiicaneâ€

qoomkaygoow noloshan aduunyo ee dhaw(dhalanteedka ah)waa uu raaxo (yar)aakhiraase guri nagaadi ah, ruuxxi camal xun sameeye laguma abaalmariyo wax la id ah mooyee,ruuxii camal fiican sameeya lab iyo dhedigba isaga oo rumaysan(iimaan laga helay)kuwaasi waxay geli janada,waana lagu arzuqi dhexdeeda xisaab la,aanâ€qoomkaygoow maxaa gu wacan inaan idiin ku yeedho nabad gelyo(korid)idinna iigu yeedhaan naar,iiguna yeedhaan inaanka gaaloobo eebe lana wadaajiyo (cibaadada)waxaanan aqoon u lahayn ,aniguna waxaan idiinku yeedhi xaga eebaha adkaada ee dambi dhaafa )ilaa laga gaadho =waad xusuusan doontaan waxaan (hadalka)aan idinku leeyahay

suurada ghaafir:38-44)

 

hadiise xaalku noqdo reer hebeloow muuse waa kaa†waa dhib†saaxiibkeen warsame more than 20years buu hadda kiristaanimada waday siduu sheegtay waxaana lagu waday inuu cardinal noqdo

laakiin waad aragtaan jawaabtiisa waxayna daliil u tahay sida uu ugu aradan yahay aqoon laakiin waxaa iswaydiin leh jaamicadaha uu ka baxay e uumaqaalkiisii ku xusay maxay ahaayeen ?waxaan filayaa waa mid lagu barto aflagaadada?i don,t know “ marar badana message gaar ah baan gu diray e,mailkiisa waana diiday inuu ii soo jawaabo :

seeing they see noâ€and hearing they hear notâ€neither do they understand†matthew:13-13)

deaf,dumb and blind ,they will not return (to the right path) al-baqara-1 ilaah waxaan ka rajaynayaa in mr warsame aanu dadkaa oo aanu ku sifaysmin mulish mentality ee uu xaqa u soo noqdo iyo diintiisa runta ah ee islaamka isaga iyo akhyaarta la khalday ee kalaba=aamiiiiiinilaahay tubta toosan hana waafajiyo salaanina dadaka hanuunka raacay korkooda ha ahaato

walaalaha doonaya inay dadkan la doodaan ha fiiriyeen waxa warsame kaga jawaabay maqaalkaygan webka somalinetmarkaas bay garan doonaan inay aqoonta ka fogyihiin

 

a.m.dirir=dirir114@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walaal Dirir

 

Soomaalida doonaysaa in ay ila hadlaan faraha ayay ka bateen. Runtii wakhti uma hayo aan ugu jawaabo qof walba. Taas waan ka xumahay.

 

Dood wadaagga Nuur iyo aniga na dhex maraysa la soco. Waxaan fili in jawaabtaasi ku deeqdo.

 

Brother Warsameh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this