Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Suicide Attack Kills Dozens in Mogadisu

Recommended Posts

Muqdisho: (Sh. M. Network) Qarax xooggan oo ismiidaamin ah islamarkaana gaystay qasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac ah ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho.

 

War goordhow nasoo gaaray ayaa waxa uu sheegayaa in qarax xooggan oo ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari nooca xamuulka ah oo loo yaqaano waaraad lala bartilmaameedsaday xarunta Harkaha iyo saamaha ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay dagan yihiin Wasaarado badan oo ka tirsan Xukuumadda KMG Soomaaliya.

 

In ka badan 50-ruux ayaa waxa la sheegayaa inay ku geeriyoodeen qaraxa halka tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen kuwaasi qaarkood dhaawacyadooda ay halis yihiin sida uu xaqiijiyay mid ka mid ah shaqaalaha dowladda KMG Soomaaliya oo halkaasi ku sugnaa kaasi oo sida uu Shabelle u sheegay qaraxa uu dhaawac fudud kasoo gaaray.

 

Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo dowladda KMG oo halkaasi gaaray ayaa hakad galiyay isku socodka dadka iyo gaadiidka ee isticmaala inta u dhaxeysa Isgosyada KM4 iyo Zoobe ee magaalada Muqdisho oo ah goobta uu qaraxa ka dhacay.

 

Ma jirto cid si rasmi ah u sheegtay qaraxaani qasaaraha badan dhaliyay iyo wax war ah oo kasoo baxay dowladda KMG Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

And now when the leaders of this idiotic group get blow up by some random drone, the soft hearted amongst us will lament their loss and say "sheikh fulan used to do heart warming sermons".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho(HWN) Faah Faahin iyo Warar dheeri ah aaya ka soo Baxaya Qaraxii goor dhaweyd ka dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho gaar ahaan Meel aan sidaa uga Fogeyn Hotelka Weyn Ee Saxafi ayadoona uu Qasaaraha aad usii Batay

 

 

Qaraxa oo si rasmi ah uga dhacay xarunta Hargaha iyo Saamaha oo ay halkaasi Dagan yihiin Wasaaradaha Xukuumada Dowlada Soomaaliya iyadoona uu Qaraxa Geystay Gaari weyn oo Xamuul ah oo Loo Yaqaano Waaraad Kaasio oo Dad Badni ay Ugeeriyoodeen Qaraxaasi

 

Waxaa la Xaqiijiyay in Dad ku dhawaad Gaaraya 90 Ruux ay ku Geeriyootay Qaraxaan aadka uxoogan iyadoona dadka Dhaawacana uu soo Gaaray la Xaqiijiyay in ay kor udhaafayaan 100 kale waxaana Xiligaani aad ubuux dhaafay isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho oo lagu Dal dalaoy dadkii Qaraxa wax ka soo Gaareen

 

Gaarigaan Qarxay oo Waaraadka ah ayaa waxaa aad uga Buuxay Wax Yaabaha Qarxa ayadoona uu Saarnaa Qof Naftii hure ah oo ugu Talagalay in uu dad badani ay dhintaan asagana uu naftiisa Ku Waayo waxaase halkii uu Qaraxa ka dhacay ay Noqotay Goob dhiig iyo Hiliob Daadsan iyo Madaxyo Dadkii Ka soo go ay iyo Dad Dhaawac halis ah soo Garay oo Rafanaya waxaase uu Qaraxaani u Noqday mid Dad Badani ka oysiiyay oo uu Noqonayo mid Qasaaro aan la soo Koobi karin gaarsiiyay dadkii

Dhaqaatiirka isbitaalka Madiina ayaa sheegay in isbitaalka La keenay Dad aad udaran oo halis ku jira in ay Geeriyoodaan oo Qaarkood durbab ay socoto daweyntooda

 

Ilaa iyo Hada lama oga in shaqalaha Dowlada ay wax Yeelo Ka soo Gaareen Maadama uu Qaraxun ka dhacay irida hore ee Xarunta hargaha iyo Saamaha ay dagan ayaihiin wasaarado Badan mana jirto ila iyo Hada cid sheegatay in ay qaxaraasi ka dambeysay oo mulkiyadiisa Leedahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Halista Qaraxa uu Geystay ayaa la sheegay in dadkii ay Dhamaan Tood ay Gubteen oo ay Ku jirtay Haweneey Uur Leh oo gubatay oo Madaxana Ga go day

waxa la soo sheegaya in dadkii ku dhintay ay intooda Badan ay ahaayeen ardey Dooneyay in ay ka qeyb Galaan imtixaanaadka Looguu Qaadayo Dalka Turkiga

Subxaan ! ! !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qasaaraha soo Gaaray mas uuliyiinta dowlada ayaa sheegaya in uu dhaawac soo gaaray wasiirka caafimaadka e dowlada Soomaaliya Balse uu dhaawaciisu Noqday Mid Fudud

Hmm . . .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

We don't learn from history. Since when did we accomplish anything by force? when? Aidid and Ali coudn't do it, they killed people, displaced thousands and caused famine. Now is it any different? I fail to see any difference. just a bit of titling and slogans. AUN masaakiinta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE;749581 wrote:
And now when the leaders of this idiotic group get blow up by some random drone, the soft hearted amongst us will lament their loss and say "sheikh fulan used to do heart warming sermons".

hahaha. walee what a rebuttal. sheikh anwar al-awlaki (a.h.r.) maxaa kudawa dhigay?

 

the bottom line is, killing an aggressor and killing a muslim are never the same. you decide

Share this post


Link to post
Share on other sites
yahya007   

Cawaale;749597 wrote:
We don't learn from history. Since when did we accomplish anything by force? when? Aidid and Ali coudn't do it, they killed people, displaced thousands and caused famine. Now is it any different? I fail to see any difference. just a bit of titling and slogans. AUN masaakiinta.

but Alshabab are not ready for a peaceful dialogue. They are a bunch of illitrate warlords with big beards hiding behind religion, brainwashing young men, to fulfill there mission. what else are you suggesting brother ? tuugsi ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;749602 wrote:
:How about if the aggressor is a Muslim ?? ,,,,
:D

in context, sheekadu sheikh anwar (ahn) ayey kahadleesay, and by that, aggressor wexeey kusocotaa gaal oo kugu xadgudbay,oo duulaan kugu ah.

hope you grasp now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

yahya007;749603 wrote:
but Alshabab are not ready for a peaceful dialogue. They are a bunch of illitrate warlords with big beards hiding behind religion, brainwashing young men, to fulfill there mission. what else are you suggesting brother ? tuugsi ?

Yahya, as much I disagree with AS, I believe it’s still the same thing. I was in Mogadishu at the time of the civil war and I know what is like to have bunch of kids with guns. So killing by the name of religion or the clan is same to me in this context. You ask why? I tell you because they both kill with a passion and hope for better life afterwards. Because they are promised a place in heaven or in reer Hebel’s region.

But that's not important now. Is it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this