Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Professor Cali khalif galaydh suggests khaatumo Consultative conference II to be held in Laascanood

Recommended Posts

Professor cali khalif galaydh suggest that the Khatuumo Conference part II should be held in Laascanood so that the entire Community can take part of it and the different communities since it's the largest city in the sool region.

 

 

Listen to the audio tape of the professor.

 

http://taleex.net/2011/09/05/galaydh-oo-ku-amray-guddiga-khaatumo-in-ay-laascaanood-tagaansomaliland-la-kulmaan-dhagayso

Share this post


Link to post
Share on other sites

“Hadaad ka cabsanaysaan Somaliland ayaa la idinku shaabadaynayaa imikaba waxaad ku shaabadaysan tihiin Puntland, magaalada Widh-widhna laba nin ayaad u dirteen intan aad hada marayseen ee weliba markaad hoos u soo degteen, garaadaa aad la shiraysaan, iyo maamulada aad la shiraysaan iyo hawsha aad wadaan , haddii shaabadi maanta idin saran tahayna waa shaabad Puntland diid ama ha diidin ku tala gala taa. meel hada Somaliland looga cararayaana meesha ma taal, anaguna waanu ognahay dadka aan anigu u horeeyo in la yidhaahdo Somaliland ayaa na loo wadaa anagu doodba kama qabnee haddii meel na loo wado way cadahay meesha la noo wadaa, laakiin haddii ay *********** taladiisii taa noqoto iyaga ayay u taal, nin madax ah oo masuul ah oo magaaladaa laascaanood maanta ku sugan in ay ka soo qayb galaan shirkaana waan rabnaa, markaa waxaan idinku boorinaynaa talada idinkaa leh, ku dhiirada ayaan anigu Cali ahaan idin leeyahay, Xudunba sida aad wararka sugan uga hesheen ee Laascaanood-na uu warku idiinku soo qul-qulayo idinkaa ka talin kara, waxaa inoo balan ah arrintaa goonyaha aynu ka joogno, laakiin hawshaa dhinaca Somaliland ee aad idinkuna ka aqbasheen sida ugu haboon ee ay inoogu dhaqaaqi lahayd ee ay inoogu badin lahayd aan isla sugno, aan isku soo gaadhno.”

..... Says Cali Khaliif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this