Sign in to follow this  
sahal

UCID waa Faysal, Faysalna waa UCID, Faysal Waraabe will Prevail.

Recommended Posts

sahal   

Adeer ciddii doontaa ha iska hadasho ciddii doontaa xafiis ha xirato, UCID waa faysal Faysalna waa UCID.

 

UCIDNA Faysal uunbaa u hari. maxay doonayaan niomankaan qurbaha ka yimid ee xoogaaga sandareerta ah siilaanyo ka qaatay ee marba meel ku shirayaa.

 

Adeer UCID ragbaa kaadidooda u cabbay. nin xoogaa jeebadda logu shubayna ma qaadan karo sidaa ha ******** kuwa maqaaxidaha ka qaylqaylinya.

 

nmankaani urur cusub ha iska sameystaan dee sida Gabboose. maxay noo wareerinayaan. mise lacagta la soo siiyay intay ka dhammaaneysay maqaaxidaha ka qaylqaylinayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

waa qaybi oo xukun .. inuu UCID dhowr urur u kala baxo ayaa la doonayaa laakiin waxaan u sheegeynaa inuu UCID sii adkaan doono oo Faysal ku dabo fayli doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

Jacaylbaroow inqilaabkiinnii wuu dhicisoobay. faysalna isagaa UCID u hadhi.

 

labaannu idinka yeellay midh saddexaad idinka yeelli mayno

 

filimkaasi wuu dhammaaday

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

GOOD NEWS.

 

Qolyihii inqilaabka oo loo sheegay inay xisbi cusub furtaan iyo faysal oo furihii xafiiska loo soo celiyay

 

COMING SOON !

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

Didn' I tell you! I am insider. i knew this decsission before it comes public Hurrah

 

Jacaylbaro & xaaji xunduf ka xaaxaabiya. the hero came back and he will clean his home no more **********, no more laaluush cune

 

Viva faysal!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Faysal will organise the UCID General Assembly, another Chairmen of the party will be elected and then Faisal will handover the party.

JB, do you know something else besides this?

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

miyuu waalan yahay? war golihii 2006da uunba meesha imaanaya

 

waqaf iyo wuxuu wataa meesha maba imanayaan

 

raggii faysal uunbaa meesha imaanaya

 

Viva faysal 5 sano dambaan ku doorannay

 

jacaylbaroow xisbiga cusub ku biir kanu duulyaye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this