Sign in to follow this  
nuune

Turkey appreciation thread

Recommended Posts

Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee UK Oo Xaflad Heer Sare Ah Kusoo Dhaweeyey Safiirka Soomaaliya Ee Turkiga

 

Waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska maanta lagu qabtay kulankii ugu ballaarnaa ee ay ka soo qeybgalaan jaaliyadda Soomaalida eek u dhaqan dalkaasi, laguna soo dhaweynayay Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya dalka Soomaaliya H. E. Dr. Kani Torum.

 

Ugu horreyntii waxaa halkaasi aayado quraan ah ka soo jeediyay Sh. Axmed Caato, iyadoo aayadahii quraanka ka dib, halkaasi uu ka qaaday heestii furitaanka ee Al Ustaad Axmed Naaji Sacad ee uu u sameeyay kaalmo walaalnimo ee dowladda Turkiga la garab taagan yahay dadka Soomaaliyeed.

 

Waxaa isna halkaasi hadallo qiimo badan ka soo jeediyay Wariye C/llaahi Xaaji oo ku saabsanaa xiriirka dheer ee ka dhaxeeya labada dal ee Jamhuuriyadda Soomaalya & jamhuuriyadda Turkiga isaga oo ku dheeraaday in xiriirka ka dhaxeeya labada ummadood uu yahay mid taariikhi ama soo jireen ah.

 

Intaas ka dib, waxaa isna hadalkii qaatay Danjiraha dowladda aan walaalaha nahay ee dalka Turkiga u fadhiya dalka jamhuuriyadda Soomaaliya H. E. Ambassador Kani Torum oo halkaasi ka soo jeediyay hadallo isugu jira ammaan & mahadcelin ballaaran oo uu u jeediyay guud ahaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan soo dhaweynta jaaliyadda Soomaalida ee dalka Ingriiska.

 

H. E. Ambassador Kani Torum oo kulankaasi ka sii hadlayay waxa uu yiri;- Waxaan goosanay haddii aan nahay dadka & dowladda dalkaasi Turkiga in aan is garab taagno halganka ay ummadda Soomaaliyeed ugu jirto dib u soo celinta qarannimadoodii, ka dib markii ay garowsadeen in bulshada caalamka ay dhabarka u jeedisay shacbiga Soomaaliyeed.

 

Waxaa iyaguna halkaasi hadallo ammaan & mahadcelin ah ka soo jeediyay dad ay ka mid ahaayeen Xildhibaan C/risaaq Cusmaan juriille, Sureer Abshir Muuse,Sakariye Xaaji Max’ud Cabdi, Dr, Shariif Cabaas, Prof. C/raxmaan Kiimiko & xubno kale oo fara badan.

 

Muddadii ay socotay xafladdan lagu soo dhaweynayay Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya dalka Soomaaliya H.E. Dr Kani Torum isna daadaheynayay Axmed Nuur Sheikh Yuusuf Guuleed.

 

288waok.jpg

 

294lyeu.jpg

 

2mob6t4.jpg

 

6e44rd.jpg

 

10wr5nb.jpg

 

35mjwb6.jpg

 

bfqf02.jpg

 

qs9r0k.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaalida Ku Nool Minnesota Oo Xaflad U Sameeyey Safiirka Turkiga Ee Mareykanka

 

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Minnesota Oo Xaflad U Sameeyey Safiirka Turkiga u fadhiya dalkaasi Mareykanka.

 

eaqfdg.jpg

 

vp9i5s.jpg

 

xg9onk.jpg

 

20j23ad.jpg

 

ayac7t.jpg

 

2h2pnbp.jpg

 

2s9egc7.jpg

 

Sawiro kale/

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Woow, seems like safiirada Turkey THANK YOU ay ka dhargeen, even Somalis in Ireland did that during last year, a bit early during the alleged famine.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reer Koronto ayaa dhiman, xaaji. Inkastoo few 'unofficial' appreciation events loo sameeye qunsulka laakiin mid official ayaa noo dhiman.

____________________

 

Somali-Turkish Friendship Night

 

On December 7, more than 240 guests from around the country filled Bamian Restaurant in West Falls Church, VA for a Somali-Turkish Friendship Dinner Reception. Among the guests were Turkish and Somali dignitaries, business leaders, civic leaders, and student leaders from various universities in the D.C. area.

 

Both communities recently experienced disastrous events in their home countries. Turkey had been a victim of two consecutive earthquakes and PKK terrorist attacks claiming the innocent lives of hundreds while Somalia is suffering through endless drought, hunger, famine and civil war.

 

SomaliEvent1.jpg

 

373844_2675584576086_1450366428_2761933_

 

380858_2675805381606_1450366428_2762084_

 

390216_2675596736390_1450366428_2761939_

 

381407_2675582696039_1450366428_2761932_

 

381447_2675544575086_1450366428_2761904_

 

383278_2675546295129_1450366428_2761905_

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;759730 wrote:
Please vote Turkish prime minister, Rajab Dayib, as this year's Person of the Year on
Time
magazine website.
to vote.

 

Our votes won't be much -- especially because since I am sure they are going to reward it to Kacdoonta Carabta anyway -- but at least vote for him.

I thought this is your Comment :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Marksman   

Turkish Red Crescent to Launch Urban Renewal Project in Mogadishu

 

Monday, 7 May 2012

 

Turkish Red Crescent Society is set to launch an urban renewal project in Mogadishu, the Somali capital, and an agreement has been penned with Somali government to that end, the society's head said Saturday.

 

Ahmet Lutfi Akar said Istanbul Metropolitan Municipality would offer technical support in the renewal project as a solution partner of the Turkish Red Crescent.

 

"A fleet of heavy construction equipment would arrive in Mogadishu in June. We have a budget of 100 million USD, all of which is dedicated to this project. We will rebuild Mogadishu," Akar said.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this