Sign in to follow this  
Baarqab Qooqay

Muslimiinta Dhibaataysan Abaaraha

Recommended Posts

 

Corruption has appeared throughout the land and sea, by what the hands of people have earned so He may let them taste part of [the consequence of] what they have done that perhaps they will return [to righteousness]. sura al-rum 41.

 

Somali

xumaanbaa ka daahirtay Barri iyo Badba, waxay kasbatay Gacmo Dad dardiis,

si Eebe u dhadhansiiyo waxay camalfaleen qaarkiis, bal inay dib usoo noqdaan.

suratul al-rum 41.

 

 

Ogeysiis: qurba joogta somaliyeed,

marka hore ilaahay u mahadi ilaahi nabada/caafimaadka/cuntada iyo guriga ku siiyay aad dhaxanta iyo kuleylkaba kaga hoyato, mar kastood wax cunayso bal dib u xasuuso qaar badan oo ka mida dadkaagi somaliyeed sida haraadka iyo gaajada u hayso.

 

waa waajib dhamaan maanta ina dul saaran inaan walaalheen caawino una ducayno in ilaahay gargaar degdega siiyo masaakiinta dhibaateysan aamin yaa rabi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this