Sign in to follow this  
Somalina

Somalia: Madaxweyne Sheik Sharif oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dalka Talyaaniga

Recommended Posts

Somalina   

Sheik Sharif sure knows how to bring in the big fish. Kudos to him.

---------

 

OIC pledges $350 million to Somalia at Turkey summit

 

Wednesday, August 17, 2011

 

Organization of the Islamic Cooperation (OIC) countries have pledged $350 million in aid to fight famine in Somalia at an emergency summit in Istanbul, OIC Secretary General Ekmeleddin Ihsanoglu said Wednesday.

 

With some 3.7 million Somalis at risk of starvation in the Horn of Africa country, Ihsanoglu said he hoped the aid would soon reach $500 million and urged donors to improve drought-stricken Somalia's long-term food security by helping it rebuild infrastructure and agriculture.

 

"All in all we have secured $350 million in pledges. We hope to raise the commitments to $500 million in a very short time," he told a news conference after the summit, held in Turkey's commercial capital during the Muslim holy month of Ramadan.

 

Turkish Prime Minister Tayyip Erdogan appealed for aid for Somalia, criticizing millionaires who drive luxury cars and the "Western world's" arrogance for ignoring the plight of the poor.

 

In a speech sprinkled with references to Islamic piety and criticism of Western capitalism, Erdogan said the Somali famine was "a litmus test" not only for Muslims but for all humanity.

 

"If you ride a luxury car you should be generous enough to people who are struggling with hunger," he told foreign ministers from the 57-nation OIC at an emergency summit in Istanbul to galvanize support for Somalia and neighboring regions also hit by drought.

 

"I hope the efforts (of the OIC) will mobilize the sleeping consciences. We hope the Western world, which likes to boast about its per capita income, shows its support for Somalia."

 

U.S. Secretary of State Hillary Clinton said last week her country would give an extra $17 million to combat famine in the Horn of Africa, including $12 million to help Somalis -- bringing total U.S. humanitarian aid to the region to more than $580 million this year.

 

The OIC recently changed its name from Organization of the Islamic Conference to Organization of Islamic Cooperation.

 

Somali President Sheikh Sharif Ahmed said his country was unable to raise enough food and cattle, and faced militant attacks. The worst-hit areas are controlled by al Shabaab militants, who have prevented aid from getting to people.

 

The rebels, who have waged a four-year insurgency against Somalia's Western-backed government, withdrew from Mogadishu earlier this month, opening the way for life-saving food aid but also raising the risk of insurgency attacks.

 

TURKEY IN AFRICA

 

Muslim Turkey, a rapidly growing economy and multi-party democracy that has applied to join the European Union, is widely regarded as a model for Muslim and other developing countries.

 

The OIC summit offered Turkey a chance to showcase its commitment to Africa when other emerging powers are scrambling for trade and investments in the resource-rich continent.

 

Erdogan, a pious Muslim who fasts during Ramadan, used his 30-minute speech to burnish his image as a hero among many Muslims, a status he has gained for his criticism of Israel and his support for Palestinian statehood.

 

"What can we say to people on the other side, making trillions of dollars, capitalizing on others? What kind of civilization is this?" he said, raising his voice at times.

 

"We come from the community of the Prophet, who says you cannot sleep peacefully if your neighbor is hungry. The Somali people are looking at us. Can we turn our gaze away?"

 

Erdogan will travel to Somalia Thursday with his family. He plans to visit relief camps and will be joined by Foreign Minister Ahmet Davutoglu and his family.

 

Visits by foreign dignitaries are extremely rare in Somalia, plagued by war and anarchy for the last two decades.

 

Turkey lags other emerging powerhouses such as China, Brazil and India in the race for new markets in Africa, but under Erdogan's AK Party government, Turkey has boosted trade with the continent and opened several new embassies there.

 

Davutoglu later heads to South Africa and Ethiopia as part of an African tour aimed at raising Turkey's diplomatic presence in the continent and expanding business ties.

 

Erdogan said Turkey would open six field hospitals in Somalia and send 20 tonnes of medication and 10 tonnes of food.

 

Reuters

http://af.reuters.com/article/topNews/i ... NX20110817

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Axad, August 21, 2011(HOL): Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa hadal saxaafadda loogu talagalay oo uu maanta Muqdisho ka soo saaray waxaa uu kaga hadlay isbedelladii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay iyo weliba wufuud ka socotay caalamka oo Muqdisho booqanaysay maalmihii aynu ka soo gudubnay.

 

Madaxweynaha ayaa ugu horreyn Allaah uga mahadceliyay guulaha ay gaartay Dowladda Soomaaliya, kaddibna wuxuu si isku mid ah ugu mahadeliyay Saraakiisha iyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom. Sidoo kalena wuxuu u mahadceliyay shacabka Soomaaliyeed.

 

Wufuuddii soo booqatay magaalada Muqdisho ayuu ka hadlay Madaxweynaha, wuxuuna sheegay in ay booqashadaas muujineysay in ay meesha ka baxday in Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho ay tahay meel aan la tegi karon, wuxuuna soo dhaweeyay booqashadii Muqdisho ee madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo tii Ra’iisal Wasaaraha Dalka Turkinga Mr. Recep Tayyip Erdoğan

 

“Arrimaha ay madaxdaas u timid Muqdisho kaliya ma ahayn gargaar ee waxay ahayd in ay caalamka tusaan in Muqdisho ay tahay meel la booqan karo, intaas waxaa sii dheer gargaarkii ay geysteen ee ay la soo gaareen dadka ku dhibaateysan Soomaaliya”ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dowladaha soo booqday Soomaaliya ay ballanqaadyo siiyeen Dowladda Soomaaliya.

 

“Ballanqaadyada ay dowladahaas sameeyeen waxaa ka mid ah jidadka magaalada in la dhiso, magaalada in la nadiifiyo oo qashinka laga qaado, ciidamada dowladda in la tayeeyo, waxaa ka mid ah oo kale gargaarka bani’aadannimada, haddii aan Alle kaashanno, annagana aan iskaashanno waxaan xaqiijin karnaa Insha allaah in aan adeegyadii bulshada aan soo celinno”ayuu yiri Madaweynaha Soomaaliya oo khudbaddiisa ay dhinacyo badan taabaneysay.

 

Qudbada halkan ka dhegeyso http://hiiraan.com/news/2011/aug/madaxweynaha.mp3

 

“Dhibaatadii faraha badneyd ee dalka ka dhacday waxay keentay in dhaqaalihii burburo, sidoo kalena roobabkii aanan curan sanadihii la soo dhaafay waxay keeneen in aan beeraha la tabcan waayo iyo xoolihii oo dhammaaday, taasi ayaa keentay in ay timaado abaarta iyo macluusha hadda jirta”ayuu Madaxweynaha hadalkiisa ku sii daray

 

“Madaxweynaha waxaa uu ka hadlay dadka dhaca gargaarka bani’aadannimada, wuxuuna ku celceliyay in ay ciqaab mudan doonaan dadka falalkaas lagu helo, isagoo xusay in qofkii qaata wax dad dhibaateysan leeyihiin in uu khatarsan yahay qof qaatay wax gaar ah, “sidaas darteed waxaan fareynaa ciidamada qalabka sida in ay ilaaliyaan gargaarka loo keenayo dadka dhibaateysan”ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya

 

Arrimaha Ammaanka ayuu ka hadlay Madaweynaha, wuxuuna sheegay in ay amniga khatar ku yihiin labo qolo oo sida uu yiri midi ay tahay tan isku soo abaabushay in aysan Soomaaliya nabad ka dhaln oo dadka dhac iyo dil u geysta. Qolada kalena wuxuu ku sheegay in ay tahay tan ka dambeysay in ay Al-shabaab abuurmaan, taasi oo uu xusay in loola tacaamuli doono sida Al-Shabaab oo kale.

 

Ugu dambeyntiina, Madaxweynaha waxaa uu ammaanay ciidamada Dowladda, wuxuuna saraakiisha ciidamada ku boorriyay in ay ilaaliyaan sumcadda iyo sharafka ay soo hooyeen ciidamada qalabka sida, isagoo caddeeyay in ay jiri doonaan qorshayaal lagu tayeyn doono dhammaan ciidamada Dowladda Soomaaliya dhammaantood.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Maxaa cusub Wiilka aan Cusbaynoo? yeah I remember that thread, I also remember that you ran out on me when I asked you a question.

------------------

 

:D :D :D

 

Madaxweyne Shariif oo Markii Ugu Horeysay Diyaarad Shacabka La Raacay

 

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheik Axmed ayaa maanta ka ambabaxay Garoonka Diyaradaha ee Adan Cade Int'l Airport isaga oo markii ugu horeysay diyaarad la raacay Shacabka.

 

Madaxweynaha ayaa raacay Diyaarada Jubba Airways oo duulimaadkeeda ahaa dalka Isutagga Imaaraadka Carabta iyadoo la soo warinayo inuu Madaxweynaha casuumaad ka helay Boqorka UAE oo uu dhawaan wiilka leh dhaxalka Boqortooyada uu soo gaaray magaalada Muqdishu si uu u qiimeeyo xaalada abaarta .

 

Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa ka mid ah dalalka kaalmooyinka ugu badan ku bixiyey xaalada cuno yari ee dalka ka jirta

 

Safarka Madxweynaha ayaa ahaa mid aan hore loo sii shaacin iyadoo safarada madaxweynaha uu mar walba sii raaci jiray diyaarado la soo kireeyey oo wafdiga madaxweynaha qaas u ahaa iyadoo safaradii ugu dambeeyey uu Madaxweynaha isticmaalayey diyaarad ku asteysan Calanka dalka & astaanta Jamhuuriyada Soomaaliya iyadoo ilaa hada aan la ogeyn halka ay ka timid diyaaradaas in ay tahay mid uu madaxweynaha gaar u leeyahay in ay aheyd mid xayeysiin caalamka loogu sameeynayey.

 

Madaxweynaha ayaa la filaayaa inuu la kulmo Boqorka dalkaas iyo hey'adaha gargaarka ee dalka Isutaga Imaaraadka carabta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^what happen with his private jet, Thanks for the update sis.

 

with all the enthusiasm and energy, I reckon you should go back to country, and take a role. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Maalqabeenka Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo Muqdisho soo gaaray iyo Madaxweynaha oo la kulmay

IMG_1624.jpg

IMG_1635.jpg

IMG_1637.jpg

Nassir, Qorsheel says hello. :)

IMG_1688.jpg

IMG_1654.jpg

IMG_1666.jpg

IMG_1694.jpg

IMG_1710.jpg

IMG_1741.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Madaxweyne Shariif oo ku sii jeeda Magaalada Garowe

 

 

Diyaar garow ballaaran oo lagu soo dhoweynayo wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta lagu wado inuu booqdo Garowe ayaa soconaya, iyadoo ammaanka si weyn loo xaqiijiyay.

 

Ilo wareedyo ku dhow dhow Xafiiska Madaxtooyada ayaa u sheegay Shabakada Jowhar.com in Madaxweyne Shariif uu saacadaha soo socda uu u baqooli doono Magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal.

 

Booqashada Madaxweynaha ayaa waxaa maalintii jimcaha shaaciyay Ra'iisul Wasaare Dr. C/wali Gaas oo labo cisho ku sugan Garowe, kaasoo uu ku sheegay in socdaalkiisa Garowe uu gogol xaar u yahay booqasho Madaxweynaha ku aadi doono.

 

Diyaar garow xoog leh ayaa ka socota Magaalada Garowe oo lagu soo dhoweynayo Madaxweyne Shariif oo markii u horeysay booqan doona Puntland.

 

Lama oga inta ay qaadan doonto booqashada Madaxweynaha, hase ahaatee waxay imaaneysaa xilli Puntland ay horay u dhaliishay siyaasada Madaxweyne Shariif ee ku aadan Maamulkooda.

 

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa soo dhoweeyay booqashada uu ku tagay Garowe Ra'iisul Wasaare Dr. C/wali Gaas.

 

Puntland ayaa horay xiriirka ugu jartay Dowladda Federaalka, iyadoo ka mamnuucay inay deegaanadeeda yimaadaan shaqsiyaadka Dowladda ka tirsan, hase ahaatee waxaa iminka muuqanaya ifafaalo isu soo dhowaan ah iyo xiriir cusub oo labada dhinac u bilowday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa markii u horeysay booqasho ku tagay Magaalada Garowe ee Xarunta Puntland, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay Madaxweynaha iyo wafdigiisa.

 

Wafdiga Madaxweyne oo ay ka mid ahaayeen xubno ka tirsan Dowladda, Saraakiil iyo Ciidamo gaar ah oo isugu jira kuwa AMISOM iyo kuwa Dowladda ayaa Diyaarad gaar ahi ka dejisay Garoonka Garowe, iyadoo markii halkaas ay ka dageen si heer sare ah loogu soo dhoweeyay.

 

Madaxweynaha ayaa durba kormeeray xeryaha barakacayaasha iyo Isbitaalka Magaalada Garowe, waxaana Madaxweynaha si layaab ah uu iskiis u go'aansaday inuu socod ku maro wadooyinka Garowe, ilaa Hal KM ayuu socod ku maray.

 

Ka sokow safarka Madaxweynaha ayaa waxaa iyana Garowe ka degay Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Agoustine Mahiga.

 

War hada na soo gaaray ayaa sheegaya in haatan Xarunta Madaxtooyada Puntland uu kulan albaabada u xiran ay ku leeyihiin Madaxweyne Shariif, Ra'iisul Wasaarihiisa C/wali Gaas, Madaxweynaha Puntland iyo Wakiilka Qaramada Midoobey.

 

Kulankan ayaa la sheegayaa inuu la xiriiro arrimaha shirka wada tashiga, iyadoo Madaxda ay maanta si rasmi kaga dhawaaqi doonaan in shirka lagu qabanayo Magaalada Muqdisho, inkastoo horay loo qorsheeyay in Muqdisho lagu qabto.

 

Marka uu soo dhamaado kulankooda ayaa waxaa la filayaa inay shir jaraa'id ay qabtaan oo ay saxaafada la hadlaan.

 

Sawirada By: Cumar Soomane

Garowe Puntland

soomane50@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

IMG_0199.jpg

WARSAXAAFADEED

 

(Mugadisho, Soomalia, Agoost 28, 2011) Madaxweynaha Jamhuriyada Soomaliya Mudane Sharif Sh. Axmed ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Garoowe ee maamul gobaleedka Puntland Madxweyne Sharif iyo waftigiisa ayaa si heer sare ah waxaa garoonga diyaaradaha ugu soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dowlada Soomaliya Dr. C/wali Maxamed Cali, Madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland Dr. C/raxmaan Sh. Maxamed (Faroole), Augustine Mahiga, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowlada iyo maamul gobaleedka Puntland.

Madaxweynaha ayaa ugu horayntii booqasho ku tagay xero qaxooti oo ku taala duleedka magaalada Garoowe asagoo la kulmay barakacayaasha ku sugan xeradaas. Madaxweynaha ayaa sidoo kale booqda isbitaalka Garoowe, Wasaarada waxbarashada iyo wasaarada haweenka iyo qoyska.

 

Shacabka Garoowe ayaa si diiran u soo dhaweeyay Madxweynaha Soomaliya iyagoo u saftay labada dhinac ee wada laamiga iyagoo wata caleemo qoyan, calamo kuna dhawaaqaya hal-haysyo ay kamid ahaayeen “Soomalidii midoowday, soo dhawoow mudane Madaxweyne, Soomaliya ha noolaato” iyo kuwa kale oo badan. Madxweynaha ayaa ayaa waxuu dhex lugeeyay kumanaankii qof oo isugu soo baxay wadooyinka isagoo u gacan haadiyay shacabkii tubnaa hareeraha wadooyinka.

 

Kadib shir albaabadu u xiran yihiin ayaa Madaxweynaha Soomaliya Mudane Sharif Sh. Axmed iyo Madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland Dr. C/raxmaan (faroole) waxay si wada jir ah u qabteen shir jaraa’id. Dr. Faroole ayaa waxuu sheegay in aan Puntland loo dhisin inay kala qaybiso Soomaliya ee loo dhisay inay midayso, sidoo kale Dr. Faroole ayaa sheegay in bog cusub uu biloowday Soomaliyana ay midowday.

Madaxweyne Sharif ayaa sheegay in Puntland ay tahay aas-aaska dowlada Soomaliya ayna muhiim tahay in laga wada shaqeeyo horumarka iyo midnimada dadka iyo dalka. Madxweynaha ayaa nuux-nuuxsaday in Soomalidu tahay dad isku deegaan ah, isku luuqad ah, isku diin ah loona baahanyahay midnimo iyo wada shaqayn si loo samata bixiyo dadka iyo dalka Soomaliya.

IMG_0289.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this