Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president with delegation arrives in south sudan's capital juba

Recommended Posts

Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Diiran Loogu soo dhaweeyay Koonfurta Suudaan

July 8th, 2011

 

Hargeysa (Somaliland.Org)-Weftigii balaadhnaa ee uu Hoggaaminayay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galaba gaadhay magaalada Jubba ee koofurta dalka Suudaan kuwaasi oo Sabtida barri ka qeyb galaya dabaal dega wanqalka dalka cusub ee ka dhashay koonfurta Suudaan kaasi 45-aad ee ku soo biira qarammadda xorta ah ee adduunka.

 

Weftiga Madaxweynuha waxay gaadheen magaalada Jubba 5:45 galabnimo waxaana madaarka ku qaabilay saraakiil sar sare oo ka tirsan dawlada cusub ee maanta loo wanqalayo jiritaankeeda iyo Guddida u qaabilsan soo dhawaynta madaxda tirada badan ee ka socota beesha caalamka ee lagu casuumay xaflada dabaal dega dalkan.

Waxa kale oo Madaxweynaha madaarka Jubba ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha dibada Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo La Taliye u ah dawlada cusub ee ka dhalatay koonfurta Suudaan.

 

Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo weftigiisa waxa la dejiyay Huteel weyn oo ku yaalla magaalada Jubba,halkaasi oo ay degeen badi madaxda adduunka ka socotaa.

 

Weftiga Madaxweynaha waxa xubno ka ah Marwada koowaad Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde, Wasiirrada Arrimaha dibada, Madaxtooyada, Beeraha, Macdanta iyo biyaha, Guddoomiye Ku Xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wakiilka Somaliland ee dalka Itoobiya Aadan Nuux Dhuulle iyo 15 Suxufi oo ka kala socday dhammaan qeybaha kala duwan ee warbaahinta Somaliland.

 

Weftiga madaxweynuhu waxay shalay galab ka dhoofeen garoonka caalamiga ah ee Magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

 

Magaalada Juba waxa ku sii qul qulaya madax badan oo ka socota caalamka oo goob jog ka noqonaya dalkan cusub ee ka go’ay dhul weynaha Suudaan, ka dib markii sanadkii 2005 dawladda Suudaan iyo jabhadii koonfurta Suudaan ay ku heshiiyeen heshiis nabadeed oo dhigayay in gobolada koonfurtu ay ka go’I karaan waxa afti laga qaaday shacbiga ku dhaqan koonfurta Suudaan Bishii January ee la soo dhaafay ay 99% doorteen inay madax banaanidooda ka qaataan wadanka Suudaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hogaamiyaha Koonfurta Suudaan oo casho sharaf u sameeyay Madaxweyne Siilaanyo

 

July 8th, 2011 Comments Off

 

Hargeysa (Somaliland.Org)-Weftigii balaadhnaa ee uu Hoggaaminayay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galaba gaadhay magaalada Jubba ee koofurta dalka Suudaan kuwaasi oo Sabtida barri ka qeyb galaya dabaal dega wanqalka dalka cusub ee ka dhashay koonfurta Suudaan kaasi 54aad ee ku soo biira qarammadda xorta ah ee Afrika.

 

Weftiga Madaxweynuha waxay gaadheen magaalada Jubba 5:45 galabnimo waxaana madaarka ku qaabilay saraakiil sar sare oo ka tirsan dawlada cusub ee maanta loo wanqalayo jiritaankeeda iyo Guddida u qaabilsan soo dhawaynta madaxda tirada badan ee ka socota beesha caalamka ee lagu casuumay xaflada dabaal dega dalkan.

Waxa kale oo Madaxweynaha madaarka Jubba ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha dibada Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo La Taliye u ah dawlada cusub ee ka dhalatay koonfurta Suudaan.

 

Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo weftigiisa waxa la dejiyay Huteel weyn oo ku yaalla magaalada Jubba,halkaasi oo ay degeen badi madaxda adduunka ka socotaa.

 

Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Koonfurta Suudaan Silva Kiir ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxaana casho sharaftaasi goob joog ka ahaa Madaxweyneyaasha Simbabwe iyo Ereteriya.

 

Weftiga Madaxweynaha waxa xubno ka ah Marwada koowaad Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde, Wasiirrada Arrimaha dibada, Madaxtooyada, Beeraha, Macdanta iyo biyaha, Guddoomiye Ku Xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wakiilka Somaliland ee dalka Itoobiya Aadan Nuux Dhuulle iyo 15 Suxufi oo ka kala socday dhammaan qeybaha kala duwan ee warbaahinta Somaliland.

 

Weftiga madaxweynuhu waxay shalay galab ka dhoofeen garoonka caalamiga ah ee Magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

 

Magaalada Juba waxa ku sii qul qulaya madax badan oo ka socota caalamka oo goob jog ka noqonaya dalkan cusub ee ka go’ay dhul weynaha Suudaan, ka dib markii sanadkii 2005 dawladda Suudaan iyo jabhadii koonfurta Suudaan ay ku heshiiyeen heshiis nabadeed oo dhigayay in gobolada koonfurtu ay ka go’I karaan waxa afti laga qaaday shacbiga ku dhaqan koonfurta Suudaan Bishii January ee la soo dhaafay ay 99% doorteen inay madax banaanidooda ka qaataan wadanka Suudaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Koonfurta Suudaan Silva Kiir ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxaana casho sharaftaasi goob joog ka ahaa Madaxweyneyaasha Simbabwe iyo Ereteriya.

 

Robert Mugabe isayas afewerki and Ahmed Siilanyo having dinner tonight in Juba ;). hala dhargo oo calasoosha hala tiiryo beritoole na wa ino iyo xafladi

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;732696 wrote:
I am waiting to see the pics of your man with semi nacked south sudanese men..

 

And what would you do if you see the Pics ??? ,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^^^^He is looking to spot those fine tall, slim and dark southern sudanese girls. Then it's gacantay Bidixeey, ii gargaaraay.:o

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this