Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Era of peace

Recommended Posts

Somalia is moving era of 'Somalia Peace'

 

Reasoning: PPL's mind changing to positive-peace seeking minds

 

What could be barriers of getting there( Somalia Peace)

 

Yaabka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Yaabka-Yaabkiis;732578 wrote:
Somalia is moving era of 'Somalia Peace'

 

Reasoning: PPL's mind changing to positive-peace seeking minds

 

What could be barriers of getting there( Somalia Peace)

Yaabka

Nabadgalyo in ay Soomaaliya ka dhalato waxaa diidan: Qabiil iyo Shufto

 

Malinta ay dadka Soomaaliyeed joojiyaan isticmaalida:

1) Qabiilka

2) Group groupka sida Al Shabaab, Xisbul Islaam, Ahlu Sunna wal jamaaca, Puntland, Somaliland IWM

 

Marka aynu Labadaas shay ee aan kor ku soo xusay isticmaalkooda joojino. Markaas ayaa qof walba oo Soomaali ah dareemi karaa in uu wadanka Soomaaliya si cabsi la'aan ah uu ku dhex mushaaxi karayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xanibaada waxaa waaye, qafna kuuma ogala in dolad istaagsan noqotid, showqi maaha qabiil iyo group ee dhinacya badan ayaa jira,

Jacelbaro marka somaliland iyo Putland nagu soo biiraan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this