Sign in to follow this  
General Duke

Juba's: 5 Somali men from Burco among dead in air strike against Al Shabaab

Recommended Posts

There are foreign fighte behind Al Shabaab no doubt however they understand that this is Somalia and hey need Somali's in charge. Hence why Godane & Afghani are leaders and not Abu Islamabad and Haji Karachi of Lahore.

 

Anyhow I hope the NW Somali youth don't get massacred when Al Shabaab fall from grace.'all the locals are pissed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ciidanka mareykanka sidey ku ******** meesha inuu saldhig alshabab ku yaalo waxaan filaa qaar alshabab iney ka tirsan yihiin matalaayo ayaa la shaqeynaya Mareykanka .

waa isla qaabkii lagu dilay xaashi ceyrow . lakin mareykan hadii la dhaho duqey alshabab shicibkeey dhameynayaa maadaama cadaawad kale eey qabaan .

alshabab xamarna wey ku jilceen madaxdoodiina waa ka dhamaadeen xerooyinkoodina waalaburburinayaaye halkey galidoonaan .

dadkoona iney dhinac ka raacaan wax u dhaama runtii malahan hadii kale daaadka baaa qaadi doooono.

Share this post


Link to post
Share on other sites

alshabab reer burco,xamar kismaayo,pakistaani meeshuu rabo hakasoo jeedo waa un alshabab . waxaase doqonima ah hadii dadkaas eey rabeen iney isaga baxaan soomaaliya oo wadama kale galayaan hubkiina gadi rabeen wax loo dilaba ma jirin , iney alshabaab isaga bixi rabaan baa laga yaabaa .

hadiiisa la dhaho qofkii alshabab ahaan jiray oo dhan waan jarjareynaa wax ka baxaya alshabab majirayaan wana fikir laga fiican yahay .

alshabab dhalinta hadey qaldeen waa in loo fududeyaa sidey uga bixi lahaayeen ee ma ahan in lagu celiyo goobtooda .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dawladda Maraykanka Oo Sheegtay In ay Dileen Horjooge Ka Tirsanaa al Shabaab.

08 July, 2011 08:15:00 Guled Bootaan

Font size:

 

Wargays ka soo baxa Dalka maraykanka ayaa maanta war bixin ka diyaariyay Weerarkii dhawaan Diyaaradaha Maraykanka ee aan duuliyaha wadin ay ka gaysteen Degaanka Qandal ee Duleedka magaalada Kismaayo.

 

 

 

Wargayska The Warld Journal ee ka soo baxa Dalka Maraykanka ayaa soo qaatay saraakiil ka tirsan Ciidamada Maraykanka oo wargayskaas war bixino u gudbiyays

 

 

 

 

Wargayska ayaa qorey in Weerarkii Diyaaradaha Maraykanku Bishii hore ay ka gaysteen Degaano Hoos yimaada Gobolka Jubada Hoose in uu ku dhibtay Ibraahim Afkhaan oo ka mid ahaa saraakiisha sar sare ee kooxda Shabaab.

 

 

 

Wargayska ayaa intaa ku daray in isla weerarkaasi diyaaradaha Maraykanku ay ka fuliyeen gobolka Jubada Hoose in lagu dhaawacay Ninka dhalashadiisu ay tahay Ingiriiska laguna magacabo Anwar kaasoo ahaa sida ay war bixintu qortay Ku Xigeenka Al qaacidada afrikada Bari.

 

 

 

Wargayska oo qoraalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray in Diyaaradaha maraykanku ay weli qorsheynayaan degaano kale oo la sheegey in ay ku sugan yihiin goobo saraakiil sar sare oo katirsan shabaab.

 

 

 

Wargayska ayaa soo qaatay magacyo loo yaqaano Afkhaam kuwaasoo uu ka mid yahay Axmed Zeylici isagoona sheegey inuu tababaro ku soo qaatay dalka afgaanistaan isla markaana ay isaga iyo Aadan Ceeroow oo ay hore Maraykanku duqeyn ugu dileen ay ka soo dagaalameen Dalka afgaanistaan.

 

 

 

Hadalkan markii uu soo baxay kaddib ayaa waxaa arrintaa ka hadlay Wasiirka ku xigeenka wasaaradda gaashaan dhigga xukuumadda ku meel gaarka Soomaaliya

 

 

 

 

Cabdi Rashiid Xiddiig kaasoo sheegey inuusan kala garanayn magacyada horjogayaasha kooxda al Shabaab balse ay jiraan saraakiil ku dhimatay weerarkaas.

 

 

 

ugu danabayntii ayuu wasiirku sheegey in ay sii socon doonaan weerarada dhinaca cirka ah ee lala bar tilmaameedsanayo.

 

 

 

Wadanka.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this