Sign in to follow this  
djibsomali

Two officers from north west of somalia aka somaliland in ethio-custody!!

Recommended Posts

LOOOL

when you halucinating you believe in nationhood (wey dulaysaah)

But when you sober it off then the reality kicks you at you face.

 

news!!!

 

Ciidanka New Booliska ItobiyaOo Qafaashay Laba Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland.

 

Labadan askari oo magacyadooda la kala idhaahdo Liibaan Cumar Warsame iyo Cumar Ismaaciil Hufane......

 

Tog wajaale (Gns) Ciidanka loo yaqaano new booliska ee kililka Shanaad ee itoobiya ayaa maanta qafaashay laba askari oo ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland .

 

Labadan askari oo magacyadooda la kala idhaahdo Liibaan Cumar Warsame iyo Cumar Ismaaciil Hufane kana tirsan Guutada ciidanka qaranka ee dagan banka wajaale .

Waxaanay dad goob joog ahaa markii la qafaashay ay noo sheegeen in cabaaro 5:00 galabnino ay ciidanka new boolisku ka qafaasheen laba askari oo ka tukaansanayey (Wax ka iibsanayey) dhinaca itoobiya ee wajaale. Waxa kale oo la sheegay in islamarkiiba loo qaaday magaalada jigjiga ee ismaamulka soomaalida.

 

http://www.gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=17426&permission=1&audioFile=

Share this post


Link to post
Share on other sites

^New Police is the name for the local regional police there. What violations? hapa africa khalad wala khalad la'aan wax ma loo weynayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this