Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

SNM veterans meet with Buhoodle sool diaspora intellects in London

Recommended Posts

Somalidu waxay tidha hadal badan haan ma buuxsho Qolyahinan Qiiro aan jirin ku jira ila maantana garan wayey War Dalkina dhista intaydan ka sheekeyn Qaran iskiis isku taagay oo iskiis isku ababuulay eeh Dhaqankeena ayaa si u kala duwan Idinku Dad baad wax ka sugtan inay wax idin qabtan markay shaqeyn weydo na waxad eedeysan dad kale oo shaqo idinku lahayn wa hab dhaqan aynu aad uga kala fognahay wana shayga aynu waligeen isku afgaran weynay wa mentallatiyga maraykanka madow hadad ku tidhahdid war maraykan madow maxaad u shaqo beeshay wuxu ku odhanaya white man ba ka danbeya Idinku tabti baad ku socotan War Somalia maxay nabad u noqon weyday maxay qaran u noqon weyday maxay calan u yeelan weyday maxay u dhismi weyday waxay ku odhanayan United nationka na neceb Melez zanawi na na neceb. Maalintad dhaqanka aad iska deysan ama aad dawo u heshan ayeey Somalia rajo yeelanaysa sabab masuuliyadada ayaanaad qaadi karayn. Taasi wa ta Tan Dimuqradiyada Dimuqriyadayadu wa mid hano qaaday wana mid hirgashay wana mid loo tartamay wana mid shaqeysa wana mid midho dhashay inta ba daliil baan u haya hebel ba abihi loo diiday iyo hebel ba eddadi loo diiday sheeko noqon meyso sabab sabab Dawlad ku cadaw ah Dalkayaga dad u shaqeya dee dalkayaga ma so fero galin karan , Marka adeer qabyaladu mala idinkay idin la tahay wax aad wanaagsan ileen waba awood qeybsigina iyo mamuulada badan eeh reereysan waba dhaqankina , Anagu qabyalada wanka so horjeedna anigu shakhsiyan xita dadka qabyalada iyo hawla nocaas ah aad uga so horjeeda baan ahay. Dimuqradiyadina bal aynu iftinka saarno warlords wax so doorta iyo xildhibaano aan la soo dooran iyo raisal barlamaan ka awood badan raisal wasaaraha oo xita madaxweynaha Mijo xaabiya taasa idin dumuqradiyad ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;729099 wrote:
Abwaan Dhibaatada idin haysata anagu markan anagu leeyahay waxan ka hadlaya reer Somaliland From lawya cade ila iyo yoocade Midowgi anagu rabnay eeh Somaliweyn eeh aanu habeen ku riyoonay banu islahayn kaga dhabe caqabado fara badan banaga horyimid mid dibad iyo mid gudo ba Lixdanki anaga Somaliweynimo raadinayney cidna jajuubtay ma jirto. koonfuriansku may xishoon eh laakin dee eed uma laha iyago Danahoodu waxay ahayd kursi ku fadhiso iyo darajo been isku naba Niikada na hala badiyo ileen wala xoroobay anagu laakin shaqo fara badan ba na sugeysey. Anagu tayadu mid ka qoto dheer bay ahayd 1948 Ingriisku marku bixiyey Dhulki hawd iyo reserve area oo gacanta loo galiyey Boqor xayle selleisei ayuu kacdoonki kacdoonki Koobaad eeh shacabka oo ay kiciyeen ururki la odhan iray eeh xisbulah eeh burco lugu asaasay 1945 wa marki taliski Booliska eeh ingriisku ku laha burco dhigada laga dhigay burco iyo daroor ba la raba ina xuduud la kala dhiga hargeisa iyo harta sheikha ba la raba ina xuduud la kala dhex dhigo. anagu qaladkanu leenahay cidna danbiga dusha kama saarno Adeeer cid Somaliland lugu jajuubo ma jiro dalku wa dimuqradiyad Afkaartada ayaad dhiban karta si xor ah oo xalaal ah Xita dad haday jir haba yaradan eeh jecel inay so noleyaan midowgi burburay 1991 dee codkooda wala dhegeystaa anigu waxan ba ahay dadka jecel in xisbi la furo dadkaasi ay ku muujiyan fikirkooda siba lo arko oo nin walba u tiisa sheegto dalka oo dhan qofki waxa aminsan Awdal gabiley saaxil hargeisa togdheer sool sanaag , laakin yaryarka taleexi iyo A khadar waxay ku odhanayan anigu reer hebel baan ahay xajigu na wa reer hebel dabeedna anigu qabilkan ka jecelahay qaranimada wa cajib.

Adiga oo ayo ah?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xunduf Weli heestii baad waddaa! Waxaan ku weydiiyey labadeenna keebaa qiiroonaya oo suuroonaya. Waa adiga is xiijinayee bal ii sheeg qof Koofurta ka yimid oo Waqooyiga dagaal ka wada amase jago ka doontay inta Jaad ka dhergey. Waxaan ku weydiiyey, Axmed Cabdi Godane & Ibraahim Xaaji jaamac Meecaad, Oomaar, Ilko-xanaf, Buubaa, Gen. Jaamac Maxmmed Qaalib iyo qaar kaloo badan Waqooyinnimada miyaad ka saaraysaa? Anigu waxaan ku leeyahay nimankaan Soomaalinnimada kama saarayo mana ka saari karo. Ninyahow wax runta kuu sheega ayaad weydey, sheekadaadu waa "Wixii xunba Xaawo ayaa leh" Waa dhab in koofurta dagaallo badani ka socdeen for the last 20 years, laakiin ogoow in nololina ka jirto oo inta Waqooyi oo nabada wax ka barataa ay ka badan wax ka bartaan marka ha isku deyin inaad aastid. Waxaan la yaabay waxaad isla boohineyso oo aad la calaacalayso markii su'aal un lagu weydiiyey!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Degel   

I remember Colonel Dhegaweyne being in the complete mercy of reer Sool when he was fighting against Abdiraxmaan Tuur in Berbera. We used to arm him, gave him food and shelter, and he used to bring his wounded LA. That policy served us well because SL civil war dragged on, and Abdirahman Tuur and co were eventually evicted from Berbera. He, Dhegaweyne, later on thanked us for the military aid.

 

For ina Mohamed Mire, I remember him asking us savage passage to Burao when there was the Habar Habar war. I think he is using the reer Abti card and saying .....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

lol@sheltering dhagaweyne how is that possible when the dude was operating in Saxiil and not Sool. Who is Ina Mire's reer abti? i don't think they are from Sool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;729045 wrote:
Dhega-weyne iyo Axmed Mirre Oo Kulan Xaasaasi Ah La Yeeshay Aqoonyahanka, Wax-garadka BUUHOODLE iyo

Written by Qaran news

Jun 17, 2011 at 10:24 AM

Dhega-weyne iyo Axmed Mirre Oo Kulan Xaasaasi Ah La Yeeshay Aqoonyahanka, Wax-garadka BUUHOODLE iyo SOOL

 

London(Qaran news)-Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Xuseen [Dhega-weyne] oo uu weheliyo Mujaahid Axmed Mirre, ayaa xalay kulan kula yeeshay magaalada London siyaasiyiin, aqoon-yahan iyo wax-garadka deegaanada Sool iyo Buuhoodle ee ku dhaqan cariga Ingiriiska. Ma jiro wax wara oo ka soo baxay kulankaas.

 

Haseyeeshee, sida ay Wargeyska "Yool" u sheegeen ilo u dhuun dalool oo ku sugan Magaalada London, u jeedada kulankan labada masuul la yeesheen dadka deegaanka Sool iyo Buuhoodle, ayaa waxa u jeedadiisu ahayd sidii la isugu soo dhowayn lahaa dadweynaha deegaanadaa ku dhaqan iyo kuwa kale ee gobollada kale ee Somaliland.

 

Waxa kale oo ilahaasi tibaaxeen in kulankani uu ka dhashay gogol labada Mujaahid u fidiyeen aqoon-yahanka iyo wax-garadka dega Buuhoodle iyo Sool, kaasoo u jeedadiisa lagu tilmaamay inuu ahaa qorshe Mujaahidiintu ay ku rabaan in xal waara loogu helo mashaqooyinka soo noq-noqday ee u dhexeeya dadka deegaankaas iyo beelaha gobollada dhexe, gaar ahaan deegaanadii hore u taageeri jiray ururkii SNM.

 

Sidoo kale, waxa wararku intaa ku darayaan in dhinac-yadii kulanka ka qaybgalay ay si qoto-dheer isla rog-rogeen dhaqdhaqaaq-yada siyaasadeed iyo xaalada guud ee ka jirta deegaanada Buuhoodle iyo Sool, iyadoo sida ilahaasi sheegeen labada Mujaahid ay garowshiyo ka muujiyeen qaybo ka mida tabashooyinkii dhinaca kale, halka iyagu-na dhankooda u soo bandhigeen waxyaabo badan oo ay ka garaabeen siyaasiyiinta iyo wax-garadka deegaanada Sool iyo Buuhoodle. hase yeeshee ma jiro wax wara oo intaa dheer oo ka soo baxay kulankaas.

 

Dhinaca kale, labada Mujaahid oo iyagu muddooyinkan dambana si weyn isugu lamaanaa, ayaan ilaa iyo hadda la ogeyn halka uu salka ku hayo isu soo dhowaashoodu. in kastoo ay jiraan faallooyin badan oo ay dadku ka bixiyaan wadda jooga cusub ee labada Mujaahid, haddana ma jirto wax hadala oo ka soo baxay dhinacooda oo si cad *****lka uga qaadaya u jeedada damacooda fog iyo kan hadda mid-na.

what a load of non sense. this old fat and so called mujahid was in the north west all week getting high of qaad. Everyone at the local marfeesh can testify that .loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi;729156 wrote:
Mudane Abwaan: Wax fahan sheekadu waa One Way Direction.

lol....Sheekadaas xaggee ka shaqaynaysaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^ Abwaan dadka (aad leedahay waxay kasoo horjeedaan SL) waxaa la wayddiin dhinaca ay dooneeyaan marka aad (konfuriansku) ogolaataan SL jiritaankeeda. :) Cagli maaha in aad tidhahdi magaca SL xitaa soo qaadi maayo, haddana ra'yigaas nala timaaddid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this