Sign in to follow this  
A_Khadar

Beesha ********* Oo Baaq Kasoo Saartay Maamulka Siilaanyo-(Video)

Recommended Posts

A_Khadar   

Burco,(lasanod Online)- Beesha ************* ayaa maanta markii u horeysay shir ballaadhan oo beeshaasi ku qabsatay Burco waxay si cad u mucaaradeen..

 

Maamulka siilaanyo oo ay ku tilmaamen mid iyadu u dhuratay maamul ku shaqaysata dhinac u xaglin iyo inuu Siilaanyo beeshiisa uun meel walba u dhiibtay.

Waxayna sheegeen inuu maamulka Siilaanyo noqoday mid u adeega shirkadaha Somtel iyo Dahabshiil, Sidoo kale burburiyay ganacsigii xorta ahaa ee ummada ka dhaxeeyey.

Shirkan ay beeshu isugu timi waxaa gudoominayay suldaanka guud ee beesha *****************.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this