Sign in to follow this  
General Duke

Gedo: so much for progress, rag tag TFG militia desert and retrat due to lack of payments...

Recommended Posts

What is worse selling the sea of somalia to kenya or allowing Amxaar+tigray to invade Xamar so that they can loot kill rape and take revenge on Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Shiekh Sharif bares responsability.

 

aminartia.gif

 

FAALLO: Dowladda Sh. Shariif oo Martay Waddadii Maxamed I. Cigaal 1967-dii

Yuusuf Cali Qammaan

--------------------------------------------------------------------------------

 

Kismaayo: Jubbaland ayaan daran, shalayto waxaa berrigaaga gatay M. I. Cigaal , maantana baddaada waxaa gatay dowladda Sh. Shariif.

 

Jubbaland: Waa dhulka u dhaxeeya Labada webi Jubba iyo Wabiga Tana , waxaa mustacmarkii Ingriisku uu qabsaday qarnigii 19-aad dhammaadkiisa. 15 june 1924 waxaa heshiis Roma ku wada galay Talyaaniga iyo Ingriiska , talyaaniga ayaa waqtigaa ku sugnaa webiga Jubba Barigiisa , waxayna ku heshiiyeen in webiga Jubba laga soo gudbiyo Talyaaniga ilaa iyo Dhoobley , arrinkaas waxaa gaashaanka u daruuray Suldaan Xaaji Cusmaan Magan.

 

Sh. Shariif: kuwa ka soo horjeeda heshiiskan haba yaraatee ma aysan akhrin

source

Share this post


Link to post
Share on other sites

afr.jpg

 

Caydiid: Xadka Somalia iyo Ethiopia waa la tirtirayaa"

2 Jan 2, 2007 - 3:47:00 PM

 

Xuseen Maxamed Caydiid oo ah wasiirka arrimaha gudaha isla markaana ah ra�isul wasare ku-xigeenka dowladda FKMG ah ee Somalia ayaa sheegay in dowladda KMG ah ay sameyn doonto qorshe lagu mideynayo dalalka Ethiopia iyo Somalia, iyadoo la tirtiri doono xuduudaha labada dal la iskuna furi doono.

 

Xuseen Caydiid oo maanta xarunta Villa Somalia ee madaxtooyadii hore ee Maxamed Siyaad Barre kula hadlayey hogaamiye dhaqameedyo beelo kala duwan ayuu ka sheegay in dalka Ethiopia xudud dheer la leedahay dalka Somalia isla markaana ay yihiin dad walaalo ah oo isku siyaasad ah, loona baahan yahay in la mideeyo labada dal, isagoo tilmaamay in la isku furi doono dalalka Ethiopia iyo Somalia, wuxuna intaa raciyay in ay yeelan doonaan hal Basabor oo kaliya.

 

Xuseen Caydiid, waxaa uu yiri: "2 milyan oo qaxootiga dibada uga maqan Somalia boqolkii 60 ka mid ah waxa ay joogaan Ethiopia, basaboorka Ethiopia ayay qaataan, dhulka Ethiopia ayay ah ku nool yihiin, dibaday ku aadaan, way ka soo laabtaan, xoolo dhaqatada waa galaan, waa ka soo laabtaan, haye xudduud laba kun oo kilomitir ayaa isla leenahay, xudduudaas in aan baabi'nan rabnaa xitaa, maxaa yeelay walaalaan nahay wax noo dhaxeeya ma jirto, hal basaboor, hal ciidan, security iyo hal dhaqaale in aan suubsanaan rabnaa."

 

Dhinaca kale Xuseen Caydiid ayaa ku eedeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka DF Shariif Xasan Sheekh Aadan inuu in ka badan Saddex Milyan oo Doolar uu kasoo qaatay Midowga Yurub, taasoo uu ku sheegay in loogu soo dhiibay Ummada Somaliyed iyo DF.

 

Hadlka ka soo yeeray Xusen Caydiid ayaa ka careysiiyay dad badan oo ku dhaqan magaalada Muqdisho isla markaana kor u qaadey shakika laga qabo dowlada Ethiopia oo ciidamo aad u baaxad weyn u soo dirtey Somalia.

 

Waxaa iska kaashadey: Cali Muxayadiin Cali, Cabdi Fatax Axmad, GO

Share this post


Link to post
Share on other sites
RaMpAgE   

I don't know what these guys are fighting, but both Ina Yeey and Sharif are some of the worst men the Somali nation has eve bore . Corrupt, ignorant and Stup*d are what best describes them, both cowards who sold out their nation and their people. Whats worse is those that support them, and hid behind the behind Somali Nationalism, when in fact they support them for blood reasons.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Yes and what was Abdullahi's response to ina Caydiid? :D

Anyhow you are defending Sharif's actions by others wrongs? Oba, is Yusuf running for en extension or en election? No..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^He might have not lied, but he was sacked for his efforts and then joined Sharif Ahmed in Asmara. ;)

 

Aydeed gave his opinion, Sharif sighned an agreement that the Somali nation came against.

 

Sheikh Shariif oo Ka hadlay Heshiiskii Badda: Heshiiskaas sida baarlamaanku u diidey ayuu noqonayaa

 

(Heshiiskaas is-faham): baarlamaanka maadaama la dhex geeyey oo uu diidey ma rabno in baarlamaanka iyo xukuumadda dhexdooda uu buuq ka abuurmo, markaa sida baarlamaanku u diidey ayuu noqonayaa

 

Idaacadda British Broadcasting Corporation (Maarso 11, 2010) la yeelatay Sheikh Shariif - waa kaddib markii Amaal Cali ay Sheikh Shariif hor dhigtay sida is fahamkaasi ku noqonayo sharci darro)

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

RaMpAgE;726039 wrote:
I don't know what these guys are fighting, but both Ina Yeey and Sharif are some of the worst men the Somali nation has eve bore . Corrupt, ignorant and Stup*d are what best describes them, both cowards who sold out their nation and their people. Whats worse is those that support them, and hid behind the behind Somali Nationalism, when in fact they support them for blood reasons.

Good point, labadoodu waa isma dhaanta iyo dhasheed kuwa tageerayana waxay ku tageerayaan waa la yaqaana "Qabiil iyo qurun".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mayaani;726051 wrote:
Good point, labadoodu waa isma dhaanta iyo dhasheed kuwa tageerayana waxay ku tageerayaan waa la yaqaana "Qabiil iyo qurun".

lool @ qabiil, sxb meeshaan qabiil ma taal waa siyaasad lee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Give me a break Oba, Sharif wax lagu taagero ma arag siduu diyaarad u saarnaa baa waqtigii ka dhamaaday. Xalinta dhibaatada Somaaliyeed asaga iyo Sharif Sakiin ama Faroole Fanax weyne ma hayaan, ur kale in ilaahay u bixiyo mooyane.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this