Sign in to follow this  
Bashiir

Xiddig: Waa la Xaliyey Cabashooyinkii Gedo.

Recommended Posts

Bashiir   

Isniin, 16 May 2011 10:43 | Qoraaga: Tafatiraha Afdheer

 

wasiir-cabdirashiid-maxamed-xiddig.jpg

 

Ceel-waaq (Afdheer) Wasiir kuxigeenka wasaaradda Gaashaandhigga dalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo beryahan booqanayey gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa sheegay in la xaliyey cabshooyin ka jirey Gobolka Gedo kuna saabsanaa mushaarka ciidamada XDS ee Gedo ku sugan.

 

Wasiir ku xigeenku wuxuu sheegay in roobab xoog leh ka da`een gobolka Gedo hakadeenna howlgalladii ciidamada dowladda wadeen, hase yeeshee ay sii waadi doonaan howlgalada ciidamada dowladdu illaa inta laga sugayo ammaanka gobolada Koonfureed ee daalka Soomaaliya.

 

Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in askari la goostay baabuur ciidan oo tekniko ah la qabtay laguna maxkamadeyn doono Ceel-waaq.

 

Wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga Xiddig ayaa booqasho maalmo qaadatay hore ugu soo maray gobolka jubbada hoose deegaanada ay maamusho dowladda Soomaaliya lana kulmay saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa raaskaambooniyiinta jubbooyinka.

 

afdheer.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this