Sign in to follow this  
The Zack

Dogs for the TFG?

Recommended Posts

The Zack   

eey.jpg

 

 

 

Yep you guessed it right, some people are turning to dogs for this TFG and are easily getting offended when the TFG is condemned for anything. LOL ... I just want to make it clear, we will continue to condemn, blame, and criticize the TFG (regardless who leads it, this aint necessarily against your beloved adeer/abti Shariif lol)for any wrongdoings it does or attempts to do, i.e. trying to postpone the elections. our goal is not make anybody at SOL cry :D. That is the last thing we want to do to you. I mean what is the point of making you cry behind the monitor? LOL. We aint that bad :D

 

This thread, however aint about that. It is about dogs trained for the TFG to help them fight "argagixisada".

 

Read it in the below post..

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Soomaalida eeyo ma dhaqan taqaano!

 

Kn: 13 sargaal oo ka tirsan DKMG ah ayaa mudo 3 bilood ah tabobar ku qaadanayay dalka Uganda, tababarka waxa uu ku saabsanaa sidii ay u hagi lahaayeen eeyo tabobaran oo loogu talogalay in ay baaritaano sameeyaan.

 

11 ka mid ah saraakiisha ayaa ku guuldaraystey in ay ku baasaan tabobarka, 2 kaliya ayaa ku barmoosey tabobarka eeyaha.

 

2 dii barmoostey iyo labbadooda eey ayaa maanta lagu soo bandhigey garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle Cusmaan ee Xamar, waxaana soo bandhigey shirkad fadhigeedu yahay dalka Koonfur Afrika oo sida muuqata heeysata qandaraas eeyo tabobaran ay dowlada kumeelgaarka ah ku siineyso si eeyahaasi loogu isticmaalo baaritaanada heerka sare ee garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan oo markasta ay ka jirto cabsida in qaraxyo lala beegsado.

 

Saraakiishani shisheeye wax yar unbeey ka ogaayeen xiriirka Soomaalida iyo Eeyaha, haddii waxa la barayo saraakiisha ay ahaan lahaayeen fardo iyo geel dhamaantood waxaa suurogal ahaan lahayd in ay wada baasaan, laakiin toloow yaa u sheega in Soomaalida aysan dhaqan aqoonin eeyaha.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

2 EEY (K9) ah oo lagu soo daray Amaan ilaalinta Airport-ka Xamar

 

K9.jpg

 

Ciidamada Amaanka ee garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa maanta lagu soo daray laba Eey oo nooca K9-ka loo yaqaan. Eeydaan labada ah ayaa ah kuwa ururiya sheegana meesha ay qaxyaabaha qarxa ku jiraan iyagoo si fiican loo soo tababaray.

 

Haddaba eeydaan ayaa noqon doona kuwo wax weyn kusoo kordhiya helitaanka waxyaabaha qarxa.

 

Daawo Videogan ay soo duubtay [ SNTV Telefishinka Qaranka ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

You do know K9 police dogs are regarded high by law enforcement and to reduce them to eeyo is unfortunate. Assualting these dogs brings you into more serious hash punishment than any other animal. These eeyo save lives everyday and there is no place on earth today that needs more saving lives than Somalia. Have a little respect for man's best friend, as the saying goes.

 

What difference does it make if one is eey to [fill the blank with any label] as long as they're dogs to whomever they took a pledge of allegiance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^LOOOOOOOOOOOOOOOOOL.. So the TFG 2.0 supporters (Kuwan aad mooddo iney Somaliya dhan leeyihiin since Shariifka became president) K9s ha ag dhigin miyaa tidhi. Walee inaad nin waalan tahay Jacfarow LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Hadda aniga igu dirr dumaashideey Somalina. Maandhoow geed lagu soo gabado ha iga dhigan. Why the heck is d.i.r censored? Ileen clan buu ahaa. Haye raali ahaada oo hurdada ku noqda.

 

 

Sxb K9 edabta ay baraan baan la yaabaa. Hadaad waligaa ag martay k9, policeka wada ayey si edab leh ula socdaa, maba ku fiirinayaan, ma nuuxsanaayaan, markii amar la siiyona sidii shabeel buubaaya bey isu siideynayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Lol War ninku fulaysnaa ba'aa!

 

Beentaa ma aha si fiican bey eeydaas u tababaran yihiin bro, at least the ones I have seen in the states are. They are called officers lol. Eeydu waxey kamid yihiin xayawaaanka sida fudud u carbismo. Su'aashu waxey ka taagan tahay Somali ma isticmaali kartaa eey calyo nijaas ah ay afkiisa ka socoto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You can't call people dogs just because they disagree with you! This is outrageous, I thought people got banned for ****** comments like that, doesn't this sections have any mods?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why? Just cause I suggested you get banned for the distasteful comments you and your back up singers are making? I don't find what your saying funny at all sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

The Somali National Police had German Shepherds in prewar times! People are trying to rewrite history, I guess. Well done Neo-TFG.

 

cat_police_dogs.jpg

miauw

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Kornaylka;718585 wrote:
Why? Just cause I suggested you get banned for the distasteful comments you and your back up singers are making? I don't find what your saying funny at all sxb.

Actually I don't give a #$ if you find it funny or not, i wasn't trying to give u humor when I posted this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Chimera;718591 wrote:
The Somali National Police had German Shepherds in prewar times! People are trying to rewrite history, I guess. Well done Neo-TFG.

 

cat_police_dogs.jpg

miauw

How did u end up with the conclusion of people trying to rewrite history? What's your source that Somalia used to have German shepherds?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this