Sign in to follow this  
Liqaye

Qof musharax ah isagu ma magacaabi karaa guddi Doorasho”

Recommended Posts

Liqaye   

Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Md Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in guddiyadii uu dhowaan soo magacaabay guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya aanu ahaynin kuwo loo maray dhabihii saxdda aha ee sharciga iyo nidaamka dhisida guddiyada. Doorashadda dalka.

 

Madaxweyne Sh. Shariif sheikh axmed ayaa sheegay in loo bahanyahay in marka wax la dhisaayo la marro Dariiqa sharciga ah siweeyna loo ilaaliyo isla markaana la tixgeliyo duruufaha adage ee uu dalku marayo, waxaa uuna isweeydiiyay Madaxweeynaha awoodda uu guddi doorasho ku magacaabi karo qof musharax ah, sida shariif Xasan sheikh aadan oo kale taas oo uu tilmaamay in ay tahay mid liddi ku ah sharciga u degsan dalka.

 

Mdaxweynaha Dawladda Federaalka soomaliya Md Shiikh shariif ayaa sidoo kale waxa uu tilmaamay in Dowladu hadda ay ku jirto olole ballaaran oo dalka oo dhan lagaga Sifeynayo Maliishiyaadka kooxdda Al-Shabaab, sidaasi darteedna loo baahneyn in aanan sinaba loogu mashquulin wax loogu yero doorasho iyo waxyaabo kale oo xagal daawcinaya dadaaladda socda ee la xiiriira xoreynta dadka iyo dadka.

 

Madaxweynaha dawladda Federaalka dalka soomaliya Md Shariif ayaa waxa uu hadalkan sheegay xilli ciidamada Dowladdu ay horumar balaaran ka soo hooyen guuid ahaan dalka sida Goboladda Kuunfureeyd, kuwa dhexe iyo magaaladda muqdisho oo ay howlgallo kuwii ugu weeynaa ka wadeen , taas oo ah yididiilo wanaagsan iyo horumar muuqda oo dalka lagaga sifeynayo kooxdda Al-Shabaab.

Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)

xuurshe114@hotmail.com

Muqdisho-Somalia

Tel:0025261-5573321

00252699995088

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this