Siciid1986 Posted April 29, 2011 Oodweyne(TVSLE)-Magaalada Ooweyne ee Xarunta Gobolka Oodweyne, ayaa waxa maanta mudaharaad ka sameeyey macalimiin sida la sheegay ka cabanayey kadib markii maamulka Wasaaradu ka reebay liiska macalimiinta rigliga ah ee ka walgeli doona Dugsiyada Oodweyne. Sidaana waxa Wargeyska "Yool" u sheegay ilo xog- ogaala ah oo u dhuun daloola dhaqdhaqaaqa Gobolka. Cabdi Axmed Ciise oo ka mid ahaa macalimiintii wax ka dhigi jirtay dugsiga Hoose dhexe ee Hara-waafi ee magaalada Oodweyne, ayaa sida ilahaasi tibaaxeen waxa isaga iyo dhalin yaro kale oo isagu jiray macalimiin la fanishay iyo qaar ka mid ah ardaydii, waxa ay banaanbax cabasho ah ka sameeyeen Magaalada Oodweyne. Sidoo kale, waxa ilahaasi tibaaxeen in xubnaha mudaharaadka sameeyey ay markii danbe la soo baxeen Calankii Soomaaliya, haseyeeshee waxa wararku intaa ku darayaan in markii danbe ay Ciidamada Boolisku xabsiga dhigeen Cabdi Axmed Ciise, macalinkaasoo sida la sheegay ka mid ahaa macalimiintii mudada dheer wax ka dhigi jiray dugsiga Hoose dhexe ee Harag-waafi, balse hadda maamulka Wasaraaradu ka reebay liiska macalimiinta rasmiga ah. Waxa kaloo wararka naga soo gaadhay Oodweyne ay sheegayaan in shalay galinkii danbe markii falku dhacay kadib uu maamulkii Gobolka Oodweyne oo markii hore ku maqnaa Burco dib ugu soo laabteen dhinaca Oodweyne. Geesta kale, badhasaabka Gobolka Oodweyne oo caawa khadka Telefonka kula soo xidhiidhay Wargeyska "Yool" ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in dad sitay Calankii Soomaaliya ay mudaharaad ka sameeyeen Oodweyne balse waxa uu xusay in Nin kaligii cabayanyey uu Magaalada la dhex maray Bac buluug ah oo kuwa wax lagu qaato ahna uu ku dhajiyey garnkii uu xidhanaa. Cabashooyinka la xidhiidha dhinaca macalimiinta, ayaa ahayd arin mudooyinkan dabe ku soo nonoqonaysay, taasoo ka dhalatay kadib markii Wasaarada waxbarashadu *****lka ka qaaday diiwaangelinta tiri xadidan oo macalimiinah, kuwaasoo noqondoona macalimiinta rasmiga ah ee dalka, islamarkaana ay mushahaaro siin doonaan. Source: Yool (qarannews) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 29, 2011 in Nin kaligii cabayanyey uu Magaalada la dhex maray Bac buluug ah oo kuwa wax lagu qaato ahna uu ku dhajiyey garnkii uu xidhanaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 29, 2011 Stuff & Nonsense. Reminds me of last year when some people were claiming "Somalia flags in Hargeysa" when it was false. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 29, 2011 Jacaylbaro;715526 wrote: oo kalaay calanka bluugu ma bac buluug ba calan blueyow xaal qaado lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 29, 2011 ku dayo ku dayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 29, 2011 Xaaji Xunjuf;715529 wrote: oo kalaay calanka bluugu ma bac buluug ba calan blueyow xaal qaado lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted April 29, 2011 Dadku show AWAALE guryahuu u yaala habartii xanaaqdana wey la soo kala baxdaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 29, 2011 ma bacaha ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted April 30, 2011 It takes only the blue flag of Somalia currently on sick bed to piss off secessionst; what will happen when it becomes healthy again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 30, 2011 It takes only one Blue bac to make the Anarchists happy ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 30, 2011 Jacaylbaro;715649 wrote: It takes only one Blue bac to make the Anarchists happy ..... Ouch. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted May 1, 2011 Bugland who are the anarchist, not all Somalis, I hope. Still the point is you get easily shaken by the blue flag which shows how secession will not get very far. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 1, 2011 As one of the posters in the beginning of the video says "WARGEYSKA YOOL WAXAN LEEYAHAY S/LAND WAA QARAN JIRA OODWEYNE WAA S/LAND YOOL BEENALEY. Oodweyne(OWN)- Magaalada Oodweyne Xarunta Gobolka Daad-madheedh Oo maanta ka dhacay mudaaharaad looga soo horjeedo war lagu daabacay wargeyska Yool oo ka mid ah wargeysyada ka soo baxa magaalada Hargeysa kaasoo qoray in calankii Somaaliya laga taagay Ooodweyne. Warkii Oo dhan xagan ka dawo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 1, 2011 Peace Action;715892 wrote: Bugland who are the anarchist, not all Somalis, I hope. Still the point is you get easily shaken by the blue flag which shows how secession will not get very far. Adeer ishaa macallina ......... and u know what i mean. U get easily distracted by bac blue ah ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites