Sign in to follow this  
Bashiir

Azania iyo Dhacdooyinkii ugu Dambeeyey.

Recommended Posts

Ina Cali Sokor iyo Santuur Gooloo oo awoowyaagaa ah ayaa Faafaxdhuun iyo Faafuroo korkeeda lagu gurey ma adigoo ciidi caseyd ee dhagaxbuur kugu taal

 

ask adeerkaa Ina Jees..waxii ka raacay Kistaada

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Ina Jees Ilma adeeradii iyo Suldaan Cali sonkor iyagaa maanta wacdaro dhigaya, hadaad samirtay ragbaa u soo jeeda una guuro baheelayaa hadh iyo habeenba...

 

Soo dhowr baan ku idhi waryaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadaa samirtey;););)

 

Imaa carar dembeysaa

 

Imaa Cabdalla loo barya tegaa /just like 1991 ina Barroow na hubee)

 

Imaa QooQaani imaan kartaa

 

Maharaagwada xeryaha qaxootiga ha isu qoonsan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Adu hadaad Somaliya ka quusatay ragbaa u qalab qaatay,,, wayna laba dhacaysaa wax la kala helaba,... baryo ma taalo sankaa la iska geline,, indho xumeyde soo fiirso baan ku idhi waryaa.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Melez maalinba mid shilis oo calool kuusan ayaa looga qashaa qarijiqood dhexdeeda, Keenyana afka baarkii ma dhaafsiisana, ..waxa wacdaro dhigaya ee shabaab ku kuusay meel ayna ka soo laaban doonin waa Kaamboomi ragiii aad taqaaney ee Jugta loo bixiyey iyo xooga ciidamada ismaamul gobaleedka Azania min gedo ilaa jubooyinka, ...sow laguuma sheegin in shabaab gadhka wada xiirteen oo fakad yihiin..? ,,, Azania faraha shabaab way ka baxdaye dhamaystirkeeda sii xiiso leh u fiirso Jiirow Quustoow... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this