Sign in to follow this  
NASSIR

Kalfadhigii koowaad ee Golaha Deegaanka Badhan ee gobolka Sanaag (DAAWO SAWIRADA)

Recommended Posts

^Qeybiye, ma,adigaan dhaha Ben Haashim ahe Soomaali keeney. Samaale baa Soomaali ah. Saamaale koonfurbuu joogaa.

 

Maxaa baran ugu bixin soo Xamar Makka uma aha Soomaali oo dhan. Kibir daayow bax soo siyaaro Xamar, amiirkana meesha wuu kaaga horeeyaa.

 

 

Somalilandhish is dialect-I was being nice, we usually called Q@ldaan ama Qowdhan carabkii.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che Bani Hashimku wa laba afood afcarabiga na wa ku gabyan afsomaligana wa ku geeraran xita xuruf aydan waligin hore u maqal baanu dhagihina maqashiney xurufta so ma taqanid:D carabkayagu wa flexible dhawaaq kasta wa kara afkaygu waa ki hirgalay afkinana asaas bu u noqday nacambila. Amiirku laftigisu wa aftahan wuxu meesha u tagay inu Sh Yusuf al kaynun al baqdadi oo kale iska dhigo;) Alif la kor-dhabay, Alif la hoos-dhabay:p Wa wuxu abu Subeyr ula baxay;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wax,aan hore u maqlin Soomaali maba aha. Waxaan anigu Soomaali dhihin Soomaali ma,aha.

 

Bal carab kaaguna flexible haduu yahey, bal B-A-R-A-N dheh caawa af-Soomaali (maxaatiri iyo may mayba) ku bareenaaye.

 

Amiirka immersion classes buu qaate markuu Makka Soomaalida yimid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;713421 wrote:
Wax,aan hore u maqlin Soomaali maba aha. Waxaan anigu Soomaali dhihin Soomaali ma,aha.

 

Bal carab kaaguna flexible haduu yahey, bal B-A-R-A-N dheh caawa af-Soomaali (maxaatiri iyo may mayba) ku bareenaaye.

 

Amiirka immersion classes buu qaate markuu Makka Soomaalida yimid.

adeeer aan wax ku sheego afka Somalilandishka ma lihin anagu wax la yidha maxaad tiri ama may may , anagu waxanu leenahay afka War Muxu yidhi ii yeedha markad amiirka aad carabkisa aad qaloocisan u malayn mayo waleh kina bu qaloocinaya ilahay igu ogyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Che-Guevara stick to the kiswaahili & af may may. ;) Original standard somali originated from Somaliland & the central regions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this