Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

BBC Somali interview with Somali athlete Mo Farah Video

Recommended Posts

Qaybta 1-aad waraysiga MO Farah, Video

Media PlayerKu daar media player kale

Waraysi Video ah oo BBC ay la yeelatay MO Farah, ayuu kaga hadlayaa taariikhdiisa cayaaraha orodka iyo guud ahaan guulaha uu ka gaaray cayaaraha.

 

Wuxuu kaloo MO Farah ka hadlayaa sida Soomaalidu mustaqbalka ugu leedahay cayaaraha fudud.

 

Wuxuu sheegay in uu hadda waddo u diyaargarowga tartanka World Championship, balse sidoo kale uu ka fakarayo in uu ku dadaalo sidii uu natiijo wanaagsan uga keeni lahaa tartanka Olympic-ada adduunka ee sanadka soo socda 2012 lagu qabanayo dalka UK, magaaladan London.

 

QEYBTA LABAAD

 

Ku daar media player kale

MO Farah, wuxuu horay ugu guulaystay tartamada orodka Europe ee indoors 5000m iyo 10000m oo sanadkii hore uu qaatay isku mar. Wuxuu sanadkan 2012 ku guulaystay tartanka half marathon-ka oo markii ugu horaysay uu waligiis ka qaygalay.

 

Lama filaynin in uu tartanka qaadayo, iyadoo orodyahan caan ah ay ka qaybgalayeen, iyo iyadoo horay aan tartan noocan ah loogu baran in uu ka qaybgalo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this