Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Af Maay maay thread

Recommended Posts

Aaliyyah;712604 wrote:
MMA, we are all aware that certain words in the somali language was derived from languages such as italian, or arabic.

 

btw I hope u did not get offended by my previous comment I was just joking. I am well aware that af maymay is a dialect within the somali language, and deserves to be recognized and respected!..

 

salaam

Adigaa tiri waala 'aasay.' Marka yaa aasay Afsoomaaliga, lahjadda Carabiga ama Talyaaniga kasoo deensatay ereyada cusub ama lahjad aan kasoo deensan? Tan Afsoomaaliga aastay noo sheeg marka.

 

Saak, aniga iyo adigaba waa ognahay in ereyga 'geel' isir ahaantiisa la dhihi jiray, looguna dhawaaqi jiray 'gaal.' Ma'ogi su'aasha inay caadi kaa tahay iyo in kale.

 

Inta aadan wax kale soo qorin, isweydii sababta qabiilada qaarkood ama degmooyin qaar kamid ah magacyadooda u wataan ereyga 'gaal,' and not 'geel.'

 

Micnaha ereyga 'härti' waa magal. Nin Afmaay waxaa lagu dhahaa 'lan.' Koley härti waa loo micneysan karaa nin, too.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

MMA, gaal = erey af oromo ah, Somaligu waligii geel buu ahaa. Lahjadda Maayga ereyda ka dhumay bey kamid tahaa kalmaddaas. Again, labada lahjadood ee Somaliga erey badan oo aan Somali aheen ka buuxo. Adigu ma waxaad naga dhaadhacsiin rabtaa in Af-maaygu oo dhamaan af-Somali sax ah yahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma saasaa kaa daacad ah, Saak. Basic understandings of Afsoomaaliga dhan kuu gooye. Waligiis yaa yiri 'geel' la dhihi jiray, mise adiga saa mooday rabtaa na marsiisid. Awal ayaa lahayd ereyga "härti" Afmaay waxaa laga wadaa 'dameer,' which already told us how limited your Afsoomaali comprehensions was.

 

Haye, noo sheeg sababta deegaanada hore (sida Gaalkacyo) iyo qabiilada qaarkood -- oo ka mid ah qabiilada midkood dego gobolka Hiiraan iyo qabiilka uu Shariif Sh. Axmed ka dhashay -- noo sheeg sababta ee ereyga 'gaal' u wataan kuligood magacyadooda and not 'geel.' It tells more about the originality of ereyga gaal iyo geel. If anything, Afmaxaatiriga dadka ku hadlo ayaa badalay and not Afmaay speakers, who to this day still la wadaagaan Oromo ereyga gaal.

 

Don't also bring sheeko baraleyda dhaheyso Gaalkacyo waa meeshii Oromada laga kiciye. Nothing to do with Oromo and everything to do with ereyga gaal, meaning camel.

 

What is next, ereyga 'waaq' Oromada ayaa isticmaasho, thus not being erey Afsoomaaliyeed. How many ereyo Afsoomaaliyee la wadaagnaa Oromada ayaa ogtahay horta. Let me see.

 

Afsoomaali - Oromo:

 

Ukun = wukun

Luuq = liiq

Carab = arab

Dibi = dubi

Gal = gall (enter)

Dilaal = dalaal (broker)

Digsi = distii

Gaashaan = gaashaa

Af = afan

Caado = aada (custom)

Fal = fal (dig/digging)

Dooro = doora (hen)

 

Mise sheekadaada waxaa waaye ereyada both Afmaayga iyo Afmaxaatiriga la wadaagaan Aforomada waa sax, but if Afmaayga erey la wadaago Aforomada and which Afmaxaatiri lost its original pronunciation or word, waa qalad? What a preposterous thinking.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;713597 wrote:
Waligiis yaa yiri 'geel' la dhihi jiray, mise adiga saa mooday rabtaa na marsiisid. ing.

Fiiri, MMA ereyga Gaal waa Oromo asalkiisa, adigu haddaad leedahay ma aha, instead of questioning my basic understanding, bal manoo keeni kartaa anything that can back up your claim of Gaal = Geel in the original Somali? Ereyo badan oo luuqadaha adduunka isaga eg yihiin waa jiraan, laakiin ereyadaas luuqad baa laheyd markii hore oo luuqadaha kale ka deynsadeen. Haddii "Gaal" uu asalkiisa Somali ahaa "geel" asaga ka waran?

One more thing, ma waxaad leedahay Af Maayga ereyo aan Somali sax aheyn kuma jiraan? Is that what you are saying? BTW I was joking about the "H@rti" thing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaa kuu daliil ah, adigaa lahee ereyga gaal waa Oromo asalkiis. Only because Afmaxaatiriga kuma jiro now?

 

Daliil haddaa aniga iga rabtid kor kusoo qoray, why some Soomaali clans have 'gaal' in their names, and not 'geel.' Qabiiladaan Oromo waaye asalkooda maa leedahay marka?

 

Also why some Soomaali deegaano have gaal in their names, such as Gaalkacyo iyo Laasgaal, the newly discovered cave paintings in Waqooyi Galbeed.

 

If geel original yahay, why wasn't geel used. Don't bring the rubbish idea of meelahaas waayadii hore Oromo deganaa or such. Gaal is the original word, as evidenced by the names of the original ancient clan names and places.

 

Waaka baxay, you can believe si walba aad rabtid, like how you believed "härti" to mean dameer in Afmaay. Laakiin without daliil ama caddeyn, taas nama mareyso anaga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Ereyga "GAAL" asagoo macno kale leh Af-Somaliga wuu ku jiray waligiis, macnihiis waa "GAAL", yacni ninkaas waa gaal oo kale. Waxaan is weydiinay waxuu ahaa--- Lahjadda maayga ereyga "GAAL" (Thus gaalkacayo, gaaljecel...) waxey u yaqaanaan " Geel" taas waxaa kuugu cad iney kasoo deynaseen afka Oromada. Ereyga GAAL asagoo macno kale leh wuu ku jiraa luuqadda Somaliga. Uma doodayo iska dood uun, in wax la isu sheego oo lakala faa'ideyso ma xuma.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Zack, You are wrong on this one let us move to other things to learn Af Maay and Maxaa tiri

 

Gaal has always been camel in Somali,but lost in Maxaatiri, laakin kelmada badan baa ku jira, sida gayada, la isticmaalayo Gaal for camel instead of Geel.

 

another example

 

Hadhuub-Gaal, not Hadhuub-Geel

SoolRegion076.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Dude, you didn't prove me wrong, MMA has already brought the same example you are trying to bring forth, no authentic way to back your claims up. Regardless, moving on....

 

Translate this word to "correct" Somali, MILK, which dialect has it right? Maay or Maxaa tidhi? Or are they both lost on this one.

Another one, how about SHEEP specially the male and singular.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this