Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Gaandi oo waji gabax kala kulmay Shirka Mahiga

Recommended Posts

NAIROBI(KEYDMEDIA)Ex Prof Max’ed Cabdi Gaandi oo dhawaan sheegtay inuu wakiil uga yahay dowlada Faransa Geeska Afrika ayaa maanata waji gabax kala kulmay goobta uu ka dhacayo Shirka ay soo wada qaban qaabiyeen hogaamiye kooxeed shariif Xasan iyo Mahiga. Gaandi oo saakay isu soo diyaariyay inuu ka qeyb galo shirkaasi ayaa waxaa laga xirtay albaabka xaruntii uu ka dhacayay shirka, isagoona kolkuu goobta gaaray ku dooday inuu yahay waxa uu ugu yeeray madaxweyne Gobaleedka Maamulka Azaaniya.

 

Ilo xog-ogaal ah ayaa waxa ay u sheegeen keydmedia in Gaandi kolkii uu ku hungoobay ka qeyb galka shirkaasi inuu dib isaga laabtay hotelkii uu ka daganaa Nairobi, waxaana iminka uu ku mashquulsanyahay sidii uu ula xiriiri lahaa Agusitine Mahiga uuna uga dhaadhicin lahaa in loo ogolaado ka qeyb galka shirka,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warkani ma saxbaa? Gaandi iyo waxa ka agdhow oo dhan anigu midna ma taageersani, horayna waan u sheegay, laakiin haduu warku been yahay, in la isku xadgudbo ma fiicna oo sidaas la isu ceebeeyo. Hadaan wararka la iska sugin, oo kuwooda beenta ah la iska qaban, barri ka maalin waynu isku dhex yaaci.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

People, don't fall for this crap. It is from keymedia and half of their news articles start with "ceeb baa ka raacday". Shariif Sakiin ceeb baa raacday, Gandhi ceeb baa raacday, the zack ceeb baa raacday looooool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Stuff and nonsense Gandi sits with the big boys and with other african leaders and you want us to believe Shir yaro mahiga qabtay ba lo diiday lolz. come on man

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xaaji Xunjuf;711409 wrote:
Stuff and nonsense Gandi sits with the big boys and with other african leaders and you want us to believe Shir yaro mahiga qabtay ba lo diiday lolz. come on man

:D :D tell them Xaaji, tell them LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Somalina;711412 wrote:
What are you talking about now? It is a fact that Azania was not invited to this conference.

The article posted here doesn't say Azania was or was not invited, it says he went there without an invitation and he was kicked out. Big lie.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this