Sign in to follow this  
Br. Nur

Kaalaya ila arka Jannada!

Recommended Posts

Aaliyyah   

Nur masha-allah what a great article. Ilaahay janada fardowsa hana wada geliyo.

Jazaakalaahu khyr.

 

wa salaam

 

p.s. For those of who cant read somali, I would say it is about time u put sum effort in learning it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Walaalayaal

 

Waxaan Allah uga baryayaa walaalaheen, rag iyo dumar leh oo u dhintay Allah dartii ayagoo u dhiidhinaya diintooda iskana caabinaya cadowga sida naxariis la'aanta u xasuuqaya, inuu ka aqbalo dhiiggooda daahirka ah ee u dhiig baxay si kalimadda Allah ay u sare marto, waxaan shaki ku jirin in qofkii ku dhinta halganka xaqa ah in uu maanta mudan yahay Jannoyinkii Firdows, ay annaga naga nolol fiican yihiin, Allaha annagana na gaadhsiiyo darajadooda, annagoo ka baryeyna Rabbigeenna ( Cayshu Sucadaa, wa mowtul Shuhadaa), ama nolol barwaaqeysan, ama geeri Shahiidnimo Allah dartii. Amin.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Nomad

 

Bishan Ramadaan , waa bil aad u barakeysan, habeen ka mid ahna, waa habaanka Qadarka, oo uu Allah karaameeyo dad badan oo ku qornaa ahlul naar in la cafiyo oo loo qoro iney noqdaan ahlul Jannah, hadaba ha is dhigan bishan, inta hartay badso cibaadada, salaadda habeenkii iyo sadaqada, si Allah uu kuu waafajiyo Leilatul Qadar.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jazakallah walaal Nuur. Allaha ramadankena inaga aqbalo Illahna ha na haleel siiyo habeenka Leilatul Qadarka.

 

Ramadan Mubarak to all

 

am

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Amin walaal Allah Magan ( A great name indeed )

 

Tobankii habeen oo ugu dambeeyay Ramadaanka wey bilowdeen, qofkii Allah waafajiyo laylatul Qadr asagoo tirsanaya oo rumeysan/ iyadoo tirsaneysa oo rumeysan, waxaa loo dambi dhaafaa wax walboo dambi ah oo hore.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Walaalayaal

 

Waa Ramadaan Kale, Boggan waxaan Furay lix sanadood ka hor, Allah waxaan nooga wada Baryayaaa inuu nagu kulmiyo dunidan cibaadadiisa anagoo u khaalis yeeleyna hoggaansanaanta Allah, Bishanna uu Allah nooga yeelo mid uu naga wada aqbalo cibaadadeenna, kuweenna baahn uu dharjiyo, kuweenna ooman haqab tiro, kuweenna buka daaweeyo, waayeelkeenna khaatimada wanaagsan ku sugu, haweenkeenna karaamadooda xafido, dhallaankeenna Islaan ku barbaariyo, dhallin yaradeenna hanuunsho, kuweenna heegan u ah difaaca diinteenna inuu u hiilliyo, kuweenna la lunshay soo hanuunsho, kulligenna noo naxariisto.

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this