Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Horjooge shabaab ka tirsanaa oo isu soo dhiibay Dowladda

Recommended Posts

Iyadoo maanta ay ku egtahay waqtigii Xukuumadda KMG ah ee Soomaliya ay Cafiska ugu fidisay Khwaarijta Alshabaab ayaa waxaa isa soo dhiibay horjooge ka tirsanaa kooxdaas, i isagoona ka warbixiyay dhibaatoyin uu la kulmay intii uu ka tirsanaa.

 

Xilli maanta ay ku egtay waqtiga cafiska ee Xukumadda Soomaaliya u fidisay Khawaarijta Alshabaab islamarkaan ay ka faa’iideesteen dhalinyaro badan oo ka tirsaneeyd Al shabaab ayaa gelinkii danbe ee shalay uu isa soo dhiibay hor jooge ka tirsanaa Khawaarjita Al shabaab.

 

Afrax Cali Afeax oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabka uu isku soo dhiibay hor joogahaasi iyo sida ay u soo dhawee yeen isagoo tilmaamay in Dowladu ay si wanaagsan u soo dhaweeysay horjoogahaasi marki uu isa soo dhiibay.

 

Sidoo kale horjooga ah isa soodhiibay oo lagu magacaabo Cabdi-najiib Maxamad Aadan ayaa sheegay intii uu la shaqeenayay qawaarijta Alshabaab uu kala kulamay dhibaatooyin aan la soo koobi Karin haatanna uu go’aamsaday in uu isaga haro falalka guracan ee khawaarijta, in kastoo uu tilmaamay in ay adagtahay sida looga soo baxo kooxdaasi lkn ay fufudahay sida looga mid noqdo.

 

Ma ahan markii ugu horeeysay ee dhalinyaro ka tirsan Khawaarijta Alshabaab ay isu soo dhiibaan dowladda KMG Soomaaliya, kuwaa oo ka faa iideestay cafiska ay u fidisay Xukuumada Soomaaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

;););)Iyadoo maanta ay ku egtahay waqtigii Xukuumadda KMG ah ee Soomaliya ay Cafiska ugu fidisay;););)

 

 

War waqtiga waa idinka dhamaade meesha ku kala taga Fantashiruu fil ar6i:o:o:o:o

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this