Sign in to follow this  
Bashiir

Ogaysiis : Ali Suufi Home Academy

Recommended Posts

Bashiir   

Ogaysiis faa'iidooyin xambaarsan oo ku socda dhamaan umadda Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan.

 

Dhamaan ummadda Soomaalida meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loogu bishaarynayaan Ali Suufi Home Academy oo loogu hayo Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka.

 

Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof wayn Meelkastood joogto waxaan kuu haynaa Macalin si toos ah kuu bari doona, Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur'aanka, Xifdiga Qur'aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiistan & Axkaamta Diinta Islaamka, waliba waxaad wax kabaran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba ood rabto.

 

Hadaba fursadan qaaliga ah ka faa"iidayso waxaanad booqataa mareegta hoos ku xardhan oo aad ka heli doonto faahfaahin dheeraad ah :

 

http://www.alisuufihomeacademy.com/home

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this