Sign in to follow this  
Mooge

Caabudwaaq: Ahlu Sunna oo Xirtay Dugsiyo Quraanka lagu Baran Jiray

Recommended Posts

Mooge   

Muqdisho (RBC) Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada ururka Ahlu Sunna ee degmadasi ay qaadeen hawlgal ay ku xirayaan dugsiyada Quraanka qaarkood kuwaasoo ay ku eedeeyeen in lagu barto “Tajwiidka”. Hawlgalkan oo bilawday maalintii shalay ayaa sababay in irdaha loo laabo illaa 10 dgsi Quraan oo magaalada ku yaalay [...]

 

Read More Here...

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Warar kale ayaa sheegaya in saraakiisha Ahlu ay sheegeen inay dhaliileen sida loo akhriyo Quraanka oo ah “Qiraa’ada Tajwiidka” oo dugsiyadaasi carruurta lagu bari jir

tajwiidku waa qiraa'o aad u wanaagsan. markii loo fiiriyo dariiqadii suufiyadana, qirraa'o kala saaran ma'ahayn

hadii arintaasu sax tahayna waxay ila tahay nimankanu waa dhib kaloo soo kordhay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this