Sign in to follow this  
Maaddeey

Shabaab: Guutooyin u dhaqaaqay xagga Dhuusomareeb

Recommended Posts

Somalina   

The research was carried out in
all the districts of the capital, including areas of the city under the control of the armed opposition groups and the Afgooye corridor
.

:)

 

horyaalka%20(1).jpg

Shacabka Muqdishu :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^yeah, all the districts of the capital!! :D

 

Jacpher, if you had listened to a debate Sheikh abu Zubair had with Sh. Abdikarim Hoosh -one of the famous salafis Ulima in Hargeysa- you wouldnt utter your words now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ciidamada Mujaahidiinta oo Habeenkii Xalay Dagaal ku galay degmada Dhuusa Mareeb.

 

Thursday, 19 January 2012 05:44 Caanogeel Hits: 231

 

Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Islaamiga ah ee Galguduud ayaa Habeenkii Xalay dagaal kula wareegay degmada Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galguduud.

 

 

 

Saqdii dhexe ee Xalay ayaa Cutubyo ka tirsan Ciidanka Mujaahidiinta Wilaayada Galguduud waxay dagaal culus ku qaadeen difaacyada hore ee Maleeshiyaadka Mushrikiinta qubuuro caabudka ah ay ku lahaayeen duleedka Dhuusa Mareeb.

 

Dagaal socday muddo Nus Saac ah kadib ayaa Ciidamada Mujaahidiinta waxaa ugu suuro gashay inay qabsadaan magaalada islamarkaana ay kala ceyriyaan Maleeshiyaadka Mushirkiinta.

 

Saakay Waabarigii ayay Ciidamada Mujaahdiinta dib ugu soo laabteen saldhigyadii markii hore ay ka duullaan tageen, waxaana saakay xaalad kacsanaan ah ay ka jirtaa magaalada Dhuusa Mareeb.

 

Maleeshiyaadka Quburuuriyiinta ayaan awood u aheyn inay is hortaagaan Ciidanka Mujaahidiinta, waxaana mar walba marka magaalada lasoo weeraro ay isku shubaan Wadada aada dhinaca iyo degmada Guriceel, halkaasi oo ah meesha ugu weyn ee ay ku xooganyihiin Mushrikiinta Galguduud ee taageerada ka hela Dowladda Itoobiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this