Sign in to follow this  
Liqaye

Ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca oo in ka yar 10- KM u jira Degmada Ceel-Buur

Recommended Posts

Liqaye   

Wararka ka imaanaya Gobolada Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca inay guulo baaxad leh ka gaareen dagaal saakay ka dhacay deegaano hoos taga Gobolka Galgaduud.

 

Ciidamada Ahlu Sunna ayaa la sheegayaa inay gacanta ku dhigeen Deegnaaka Ceel-Garas oo la sheegay inuu 10-KM u jiro Degmada Ceel-Buur oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.

 

Degmada Ceel-Buur ayaa iyadu iminka ah halka uu ku yaal fariisinka ugu way nee Xarakada Al-Shabaab,, waxayna tani keentay in dadka rayidka ah ee ku sugan degmada Ceel-buur bilaabaan inay halkaasi ka barakacaan.

 

Dhinaca kale dagaalka ayaa iminka weli sii socda, wxaana ku dadaalaynaa inaan mar kasta soo gudbino warbixinta dagaalkaas.

 

Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)

xuurshe114@hotmail.com

Muqdisho-Somalia

Tel:0025261-5573321

00252699995088

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Strategic implications

 

With the fall of ceel-buur headquaters of al-shabaab in the Central regions then the road to middle shabelle will be open.

As well the shabaabis left in hiraan will be even more eager to turn tail and run before being caught in a pincer movement.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

I think Somali Generals Do not Know What Pincer movement is, because. TFG army which is stationed in Hiiraan, could easily have used it long time ago to cut off Sababa in Galgadud

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this