Sign in to follow this  
Maaddeey

Omar Al Mukhtar Brigade 'Pictures'

Recommended Posts

Maaddeey   

Ma camirna maan ku dhahay?, waxaan ku weydiiyey lee ka jawaab. Ceelasha maxay uga guuri waayeen dadkii deganaa illey sanad ka hor ayaa shabaab Xamar laga bixiyee, oo ay hadda markii la qabsaday lee uga qexeen?. Ta kale shacabka deggan Afgoye, Mareereey, Sabiid & Caanoole, Moordiinle, Mubaarak, Darasalaam, Bariirre iyo Awdheegle dhibaatada heysata hadda ma ka warqabtaa?, markey shabaab qabsadeen meelahaas ayaa ugu dambeysay dhac, kufsi iyo hayb sooc, hadda ayayse u bilaabatay!. Haddaad caddaalad tahay taas baad ka damqan lahayd, sxb. shabaab waxyaabaha aan ku taageersanahay taasaa koow ka ah.

 

Riwaayad dacaayad ah ha iila imaanin sxb, facts ayaan kuu sheegooyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sababta ay uu guuri waayeen waxa waaye sanadka aad ka hadleysid al shabaab daafaha magaalada ay ku sugnaayeen markey dagaaladu ku dhowaatay ceelasha shacabka waa qaxeenoo xamar ay dib ugu laabatay taaso cadeyn uu ah al shabaab in laga saray daafaha magaalada logic,

Share this post


Link to post
Share on other sites

aniga waxaa kula imaaday facts waaye ee ha is indho tirin qof aan adiga ka aheyn SOL maxaa looga wayay ee taageersan Al shabaab? maxey dadka uu arki la'yihiin waxaad adiga ''arkeysid''.. Ciidamada dowladda iyo kuwa madaxda laftirkooda iney qaladaad sameeyaan anaga ma diidani oo waa ka hadalnaa waana ka horjeesanaa, laakin adiga wax kasta oo ay sameeyaan barbaarta waad ku raacdaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

listen marshaale 2.10 ''waxaan idiin sheegaa sheikh shariif hadiis imaani laheen waraabihii dadka cuni jiray ma bixi laheen, waa nala goo-goosahaaye''

 

Maadeey could it be a coincedence that he got killed a few days later? Cali dheere iyo rag kale so ma dhihin cid kasto oo dowladda la shaqeeysa amaa taageerta in ciqaab muteysan doonaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Nimow naageeshkaas ma dhegeysto ani.

 

Wax kasto aa?, Cumar bin Khattaab xataa wax kasto kuma raaco!, ee beenta aas ka sheegeysiin leen diidaa, haddaad ii fiirsatayna Shariif xataa in lagu been abuurto ma ogoli.

 

Magaalooyinka ay dawladdu qabsatay inta qof ee lagu dilay mudadii yar ay heysteen soo xisaabi kadib barbardhig inta Shabaab ay heysteen, wixii koo soo baxa ku caqli qaado, Beledweyne aan ka billaawno, haye?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

its Al shabaab killing the people indhaha hayska tirin yaaqey the leaders stated clearly cid kasta oo la arko oo dowladda la shaqeeyneyso ka biloow nagta suuqa kaga iibineyso ilaa kuwa ugu sareeyo, malaysku ciyaara? Waa la kala kasaa dilalka,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Apophis;856258 wrote:
To answer your question Maaddeey- the reason people do not move from Shabab territory is the same reason the majority of North Koreans do not move from the clutch of their terror state: it's a combinations of fear and indoctrination.

 

The way they have mutilated the above kid (and many others) should not be forgiven or forgot.

 

Shabab leaders should be tried like the Nazis in Nuremberg.

Tusaalahaaga wuu qaldanyahay, sxb, with all due respect, N. Koreans have no where to go unlike reer ceelasha; they have business at Bakara and K4, they do their daily shopping at Mogadishu and make sure they come back before sunset. Markii la dhexmarayo dawladda mobileda iyo lacagahaba waa la xasheystaa, markii shabaab la soo gaarona waa lala soo baxaa, waxaan goobjoog u ahaa iyadoo nin uu taleefan qarsanaayo iyadoo ex-control (Afgoye) la soo dhaafay ayaa islaan waayel ah mar la soo boodday: Islaamkii baan soo dhexgalnayoo Alle tuugadii waa na soo dhaafiyeye waxba ha baqina!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this