Sign in to follow this  
Saalax

1,200 oo Askari oo Tababar loogu Soo Xidhay Magaaladd Mandheera

Recommended Posts

Saalax   

1200 askari oo ka tirsan ciidanka booliska Somaliland ayaa tababar loogu soo xidhay xarunta dugsiga tababarka

ciidamada ee Mandheera oo 90 km dhanka bari kaga beegan magaalada Hargeysa.

 

Barnaamijka lagu tababarayey ciidanka booliska Somaliland ayaa waxaa maalgelisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta mashaariicda ee UNDP, iyaddoo ciidanka tababarka qaatay la baray aqoon la xidhiidha dhowrista xuquuqda Insaanka, anshaxa askariga wannaagsan iyo habka wanaagsan ee la macaamilka bulshada, iyagoo islamarkaas gudanaya waajibaadkooda shaqo.

 

Xilliyo kala duwan ayaa ciidanka la siiyey tababarka maadama ay ka mid yihiin booliska sida rasmiga uga howlgala magaalooyinka waa weyn ee Somaliland.

 

Booliska qaatay tababarka ayaa laga soo kala uruuriyey dhammaan gobollada Somaliland.

 

Togdheernews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Jacaylbaro;698409 wrote:
Good ................ Mandheera Will be written in the history of Somaliland. I remember the first group of Police & Military in 1994 ,,,

The porno director was held there until he fell ill and you had to release him... what a memorable place nooh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Tan Somalina wii ka sii daraysay ba German porn maker bii ku walatay lol. Aar X.X adiga inaanta awoowe uu ah ee daadka ka qabso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol... JB la hadal dadkaan...

 

Maxuu la cabaadaayaa? haddaan been soo qorey i sax dee intaad calaacalka naga yareyso.

Ma German-ka porn star-ka Mandhera lagu haayey ayaad inkireysaa? it will not go away that easily walaal...iska adkeyso aight! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina horta odayga 72 jirka porn star ma ahayn eeh porn producer bu aha odayga ma isaga ba is qaadi kara goormu star noqday dee haa wu joogi jiray maandheera mandheera dee dad fara badan ba joogi jiray hadana wala cafiiyey weegan oo dhan cafis fara badan ba lugu jiray awoow marka kala saar jeelka maandheera iyo xarunta askarta lugu tababarayey shaqo isku ma laha wax baad isku dhex walaqaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Haa waa runtaa he was the porno film director. My bad!

 

Haddii uu cafiska badnaa maalmahan maxaa loo cafin waayey dumarkii lala xukumey the German porno king?

 

Mandhera koley lama hilmaami doono because of that old German

------------...yeah you guessed it, porn director. Aaheey! lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somalina Xishood dee walal meesha dhaan wordka "P" baad kuso celceliinaysa. This topic is about 1,200 policemen being trained.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

My bad walaal JB iyo awoowe ayaan u jawaabaayey.

Topic-ga soo socda ayaan ka hadli doonaa that German porn director.

I'm out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this