Sign in to follow this  
Maaddeey

Jabka Amisom 'Pictures'

Recommended Posts

Maaddeey;697082 wrote:
^^Askar maroodiga been waa lagu yaqaannaa, oo maro madow shahaadateeynka waa ku qori karaan, teeda kale waxaanoo carro & dhufeys ah Shabaab caadadood maaha.

 

Ps. the thread is about Amisom's defeat, ur thread about Shabaab oo meelo laga qabsaday is some where here!
;)

maadeey sawirka hore hadaad ogolaatay kan danbe maxaad ku diidee 2ba waa sawiree ,ama amiirka dulkiisa ayaa kuu furan bas dulka kale waalagaa xiray ,xaqiiqdana waxa kuu ah waxa amiirka u sheegay ,,wax run ah inuu kuu sheegay waa macquul laakin inta hoos galiska ah iska ilaali, somali xoog ineysan wax ku lahayn sow ma ogid waad laayn kartaa lakin qalbigooda ma badali kartid hada inta yar ee alshabaab taageerada ku helay waa diinta laysugu gabanaayo oo waxaa la ogaaday soomaali in diinta dhankeeda eey ka jilcan tahay(diinta eey jeceshahay lakin eey ku dhaqmin ) cilmi diineed oo ku filan eey haysanin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this