Sign in to follow this  
Maaddeey

Jabka Amisom 'Pictures'

Recommended Posts

Somalina   

3 nin ayaad ka disheen ee meeqa Soomali ayaad disheen the last 72 hours? caqli fiicanaa...diin marmarsiyoodkiina wuu dhamaadey...

Meeqaase idinka dhimatey? haha...jabkiina sida aad u qarsataan is admirable. Qaraxii baabuurka your leaders waxay dhaheen 600 ayaa ku dhimatey. lol....been waa la sheegaa laakiin taas waa ii dhineed.

Villa Soomaliya riyo uun baad ku qabsaneysaan ma ahinee xoog kuma qabsaneysaan. Xayawaanada Kismaayo xooga ku haysta soo wata haddaad doontaan, Ugandhees uunbaad idin sugi oo madfac idinku garaaci.

Masaakiinta dhiigooda aad xalaaleysateen u naxariista lee, cid aad wax ka qaadeysaan ayaa iska yar.

Wadankana waxaa la yiraah Soomaliya not Shababistan. Xasuusta marwalba taas, the blue and white ayaa la ogolyahay keliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^Askar maroodiga been waa lagu yaqaannaa, oo maro madow shahaadateeynka waa ku qori karaan, teeda kale waxaanoo carro & dhufeys ah Shabaab caadadood maaha.

 

Ps. the thread is about Amisom's defeat, ur thread about Shabaab oo meelo laga qabsaday is some where here! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maadey Shabaabku maxey Saxaafada uu tusin la'yihiin iney wali heystaan Warta Siigaale,Saldhig bari, iyo xaafadaha ku teedsan isgoyska sayidka iyo kan dabka?? mise Waxeey caadadiinu tahay in been layska sheego oo umadda la marinhabaabiyo??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

600 ayey dileen soo ma ogid... :D

Wey jabeen si xun weliba, why else ay u wacdeen kuwa Kismaayo jooga for support..

-------

 

Talaado, February 22, 2011(HOL): Maamulka xarakada Alshabaab ee degmada Kismaayo ayaa manta kulan qado sharaf ah isugu yeeray odyaasha dhaqanka degmada Kismaayo, kaasoo uu maamulku sheegay in ujeedadiisu ay ahayd wada tashi maamulka iyo odoyaasha iyo weliba in looga wada hadlo marxaladda uu hada wadanka marayo.

 

Kulanka ayaa waxa kasoo qeybgalay masuuliyiin katirsan maamulka degmada Kismaayo oo uu kamid yahay gudoomiyaha degmada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali, Madaxa dacwada iyo Tacliinta degmada Kismaayo Sheekh C/raxiin Cali muudeey iyo masuuliyin kale oo katirsan maamulka xarakada Alshabaab ee degmada Kismaayo, waxaana uu kulankani ka dhacay xarunta Jaamacadda C/dalla Cazaam ee magaalada Kismaayo.

 

Qaat katirsan odoyaasha dhaqanka degmada Kismaayo oo kulanka qudbado kooban ka jeediyay ayaa ka hadlay marxaladda uu dalka marayo iyo dagaalada ka socda dalka Soomaaliya waxaana ay sheegeen in ay diyaar u yihiin in ay ka qeybqaataan dagaalada ay Xarakada Alshabaab kaga soo horjeedo jiritaanka Dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo joogitaanka ciidamada AMISOM ee gudaha dalka Soomaaliya.

 

Waxaa gabagabadii halkaasi ka hadlay gudoomiyaha degmada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali oo isagu u mahadceliyay odayaashii kulanka kazoo qeybgalay, isagoona ugu baaqay in ay garab istaagaan maamulka islaamiga ah ee Degmada Kismaayo islamarkaasina ay ka hortagaan dagaalada iyo abaabullada ciidan ee ka jira qaar katirsan xuduudaha ay soomaaliya la wadaagto wadamada deriska ah

 

Xasan Nuur, Hiiraan Online

hnur@hiiraan.com

Kismaayo, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this