Sign in to follow this  
N.O.R.F

Fifa offers sympathy to Somalia

Recommended Posts

Somalina   

AUN. Somalida iney is laayaan ayaa caado u noqotey unfortunately.

Lacag ayaa loo aruurinaa in hub lagu iibiyo laakiin shilin looma quuro dadka gaajeysan oo u baahan lacagtaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun..Ilaahay jannadii haka waraabiyo waalidkiis iyo eheladiisana ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo Insha Allah.

 

 

 

Valenteenah.;697083 wrote:
Allah yarxama. I can't stand the endless daily tragedies coming out of our wretched country.

 

I swear I fully understand what you mean because I feel exactly that and now waxaa ugu daran meelihii nabada ahaa o nafta yar lagula soo carari jiray oo loo soo baxsan jiray ayaa iyagana hada dagaal billaabay...wallah waxaan nahay ummad ilaahay halaagayo oo aan ogeyn...meel aan ku nabad qabno ifka ma jirto xittaa kuwa ku nool wadamada nabada ah weli wey isleynayaan kuwii mustaqbalka waddanka u ahaana oo wiilal iyo gabdhaba leh waakaa meelaha xashiish iyo shiisha meherad ka dhigtay oo iyagoo waddan advanced ah ku nool ayey hadana weli illeterate yihiin oo aysan warba u heyn fursada qaaliga ah ay heystaan...Ilaahay hanoo gargaaro oo hanaga dhigo kuwo soo hanuuna oo cafis weydiista otherwise hadaan sidaan kusii socono magaca Soomaliyeed wuu baa bi'i doonaa.

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this