Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Wasiirro la kulmay dhallinyaradii ka soo goosatay Shabaab

Recommended Posts

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada KMG ah ayaa maanta la kulmay dhalinyaro farabadan oo hore uga soo goosatay maleeshiyaadka Shbaab.

 

Ku simaha R/wasaaraha ahna R/wasaare ku xigeen iyo Wasiirka Gaashaandhiga, C/xakiin Xaaji Fiqi iyo Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Dr. C/kariin Xasan Jaamac iyo Mas’uuliyiin kale ayaa maanta xarunta Nabadsugida Qaranka kula kulmay dhalinyaro farabadan oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka Shabaab oo hore Dowlada isugu soo dhiibay,, waxaana sidoo kale kulankaasi goobjoog ka ahaa Taliyaha Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed.

 

Ku simaha R/wasaaraha oo dhalinyaradaasi la hadlay ayaa sheegay in Dowladu ay ku faraxsantahay soona dhaweeyneeyso ga’aankooda ku aadan in ay ka soo baxaan Shabab.

 

wuxuuna intaa raaciyay uu Madaxweynaha uga sido Salaan, Dowladuna ay daryeel wanaagsan u fidindoonto dhalinyarada ka soo baxda Shabaab, isagoo u rajeeyay in ay ka qeyb gaadan doonaan difaaca dadka iyo dalkooda.

 

“ Waxaan ugu baaqeeynaa in ay dhalinyarada kale ee la marin habaabiyay ee wali ka mid ah Shabaab in ay Dowlada isu soo dhiibaan, waana hubaal in Dowladu ay daryeel wanaagsan u fidindoonto dhalinyaradaasi” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Dr. C/kariin Xasan Jaamac.

 

Talaabadan ayaa qeyb ka ah dadaalada Dwolada KMG ah ay ku dhiirigelineyso dhalinyarada ay Maleeshiyaadka Shabaab u adeegsadaan dagaalada lagu gumaadayo Shacabka Soomaaliyeed.

 

shab%201.jpg

 

0%2093%20a.jpg

 

0%2094%20a.jpg

 

0%2097%20a.jpg

 

0%2098%20a.jpg

 

cccc27.jpg

 

ccccc28.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jiiroow Bakaal;690298 wrote:
Ciyaalkii Caliyaal Cimaamad loo xiraa asaa alshabaab waaye lagu leeyahay .lllolll

Ar kan Caliyaale ku waashay neh xow ahaa acuudi bilaahi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;690310 wrote:
iska ilaaliya yanay wasiirada isku ag qarxin eh
;)

Haha, funny! NOT!

Indhashareerka agtiisa ayey isku ag qarxinaayaan haddey is qarxinaayaan that is.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this