Sign in to follow this  
Jacaylbaro

War On Farmaajo

Recommended Posts

Somalina   

JB, kan qoraalkaa qorey xagee ayuu joogaa? Ethiopia again? mise Hargeysa? ii sheeg, aniga ayaa kuu sheegaayo meeshuu ka soo jeedo markaas. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;688689 wrote:
20 sanno ka dib, and still NO AQOONSI. Qabiil dawlad ma noqdo, meelna uma socotiin.

SOMALIA WAA HAL.
:D
:D:D

 

Unionists 1- 0 qabiil maamul (That's what's up awoowe!)...lol...ama jecloow ama necbanoow! NO Aqoonsi for YOU!

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Jacaylbaro;689473 wrote:
20 Sano ma badna ,,,, tell me what has been happening in Somalia during those 20yrs bal ......

NO AQOONSI, abaar, pirates, argagaxiso, iyo is jiid jiid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Aqoonsigii ayaad ilowdey inaad faahfaahiso, ee waa ku sidee, ma ogtahayse inuu isjiidjiidku ka mid yahay aqoonsi raadiska iyo dhul balaariska aad ka wadaan Sool iyo Sanaag?. Let me repeat it for ya one more time " NO AQOONSI for you".

 

Waxaan idin odhan lahaa, "Faroole la xidhiidha", waxuu doonayaa inuu Somali Republic idinla dhistee...:D:D:D

 

Wallee inagaa wax aragney.

 

p.s. Godane is from SL... ha iloowin weligaaaaaaaaaaaaaaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this