Sign in to follow this  
Abdirazak_PTL

Gaari Gacan Are Being Updated With Motorized Scooters In Galkayo

Recommended Posts

3-7.jpg

 

Dadka magaalada Gaalkacyo ayaa aad u fahmay adeegsiga mootada leh saddexda lugood ee lagu qaato alaabada fudud, waxaana mootooyinkani oo magaalada dhowaantan ku soo badanayay ay ka shaqeeyaan gudaha xaafadaha magaalada Gaalkacyo iyagoo alaabo ka soo qaada suuqa weyn isla markaana geeya xaafadaha, waxaana dadku ka kaaftoomeen inta badan isticmaalka gaari gacanka la riixo, sababtoo ah waxa gaari gacanku dhowr mar qaadi lahaa ayay hal mar qaadeysaa

 

So which city do you think will abadon the gaari gacan in somalia? My bet goes to Galkayo because it already has begun the process of using motorized scooters in-place of the gaari gacan. I believe this is a step towards bringing puntlanders into the new-age

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this