Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland issues caution to Siilaanyo

Recommended Posts

War Saxaafadeed ay soo saareen Wasiirada, Xildhibaadanada iyo Isimada ka soo Jeeda Sool Sanaag iyo Cayn

 

(Garoowe, January 10, 2011 Ceegaag Online)

Kulankani Balaadhan ayaana Maanta ka dhaacay Magaalada Garoowe, kulankaas oo Warsaxaafadeed jawaab u ah Go'aankii Maaulka Somaliland ee Kalshaaale lagasoo saaray waxaana warsaxaafadeedkaa soo saaray Wasiirada Xildhibaanada iyo Isimada ka soo Jeeda Gobolada kala ah Sool Sanaag iyo Cayn oo Maanta kulan Balaadhan ku yeeshay Magaalada Garoowe, Waxana Hadalo dheer Halkaasi ka soo Jeediyey, Ugaas Abdilaahi Ciise Nuur iyo Wasiirada iyo Xildhbaanada kadiba Saxaafada War Qoraal ah Halkaasi ugu Qaybiyey( Hoos ka akhri)

 

 

Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Puntland Maxamed Faarax Aadan oo warsaxaafadeedka saxaafada u akhrinaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Hadal badan haan ma buuxsho, this is what Faroole got in return for calling SL walaalaheena, even now he did not say a word, laakiin markay TFG-du and Atam hadlaan waa Libaax. What PL needs right now is strong parliament who will question the president and vice president.

Share this post


Link to post
Share on other sites

hadaad ficil hinaastay asaad hiilin kari weyday ma afkaad ku ciil bixi cidlaad ka hanjabaysaye.,, Puntland hadal bay haysa.. car haday rag yihin ciidan gobolka cayn ha u so diran

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this