Sign in to follow this  
Mooge

Mudane Faroole Saddex waad fulisay,3-na waad ku fashilantay,3-na waa lagaa filayaa

Recommended Posts

Mooge   

A.-Takar.jpg

Haddaan u daadego qormadeyda waxaan jeclahay inaan halkaan ka hambalyeeyo ugu horeyn muadaxweynaha DG puntland mudane craxmaan max,ed max,ud “Faroole” iyo dhamaan goloyaasha maamulka xukuumadiisa sanadguurda labaad ee munaasabada mudadii uu xilka Puntland hayey.

Qormadaan gaaban oo aan kula qeybsanayo shacabka PUNTLAND iyo madaxdaba munaasbadan ayaa ku saabsan arigtideyda shaqsi ahaaneed ee wixii u qabsoomay puntland mudadaas 2 sano ee mudane Faroole iyo xukuumadiisu eey maamulka hayeen iyo wixii ay ka gaabiyeen oo dhaliil ah ,iyo weliba waxa laga dhowrayo mustaqbalka.

 

Mudane madaxweyne Saddex waad fulisay :

- adeega bulshada (caafimaadka,tacliinta,maareynta dhaqaalaha,shaqada ,imw)

- Arrimaha xiriirka dibadda iyo isu-keenida somali-weyn(sportiga,haweenka,culimada)

- Ladagaalanka argagixisada iyo ilaalinta xeebaha(tahriibka & burcad badeeda)

Mudane madaxweyne saddexna waad ku fashilantay:

- Fidinta maamulka dhamaan degaanada puntland

- Faragelinta saxaafadda

- Talowadaaga iyo la tashiga Issimada

 

Mudane madaxweyne saddexna waa lagaa filayaa(sugayaa):

- Furitaanka nidaamka xisbiyada badan

- Farsamo cad ood kusoo celiso dhulka puntland ee maqan

- Falalka amni-darada iyo dilalka qarsoon ood wax ka qabato.

Waxaan ka cududaaranayaa in aanan halkaan kusoo koobin dhamaan waxqabadka iyo horumarka muuqda ee xukuumada PUNTLAND ku tilaabsatay mudadii yareyd ee uu hogaaminayey mudane FAROOLE, waase mid iska cad oo uu ku farxo kuna naaloodo qof kasta oo jecel horumarka iyo wanaaga

 

PUNTLAND.

Waxan kaloo jeclahay inaan kusoo gunaanado qoraalkeyga inaan hoosta ka xariiqo ujeedada qoraalkeyga inuusan ahayn wax dumin ee uu yahay

wax isu sheegid iyo GUULEYSTAYAAL GEEDIGA WADAAY, Ugu dambayn waxan kula dardaaramaya shacabka PUNTLAND iney garab istaagaan madaxdooda iyo xukuumadooda Una soo jeestaan dhismaha iyo horumarka dhulkooda waayo FAR KALIGEED FOOL MA DHAQDO , GACMANA WAD-JIR BEY WAX KU GOOYAAN hana ogaadaan iney jiraan cadow badan oon jecleyn nabadda iyo horumarka PUNTLAND kuwaasoo u baahan in leeyska horeeyo si wadajir ahna la isaga difaaco..

 

Qalinkii:Ahmed A.Takar

takar77@hotmail.com

 

Read More Here...

Share this post


Link to post
Share on other sites

I agree 100% with this article. Lets see if farole delivers and makes history in puntland. Koley tarikhdu way qoran tahay iyo wuxu manta sameyo ayaa birito lagu xasuusan doona

Share this post


Link to post
Share on other sites

Freedom calling me dustbowl? why your burco folks live off my dustbowl for? why i trade burco folks to yemen? waagacusub video? no water in hargeisa? jaad epedemic and no productivity? 1.2 km bike path classified as a road? wake up bro thats your options on where we can take this argument

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

^^ Dont be mad and stating lies, all i said was your region is a dustbowl, you can make up stuff about Somaliland but you cant change the fact that your region is a baren drought ridden Dustbowl lool.:P

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this